| ||
|
Shil baabuur oo shalay ka dhacey magaalada togwajaale. manta sacadu markay axay 12 duhurnimo waxaanu shilkasi kadhacaymagalada tog wajaalle wadada wayn ee xidhiidhisa somaliland iyoEthiopia waxana shilka ku jajabay ninka magiciisalayidha cabdiraxman ibrahin jamac oo jajabdarani kasoo gaqdeen kadib markay isku qabteen laba gadhi oo mid noociisuyahay seeraf midna yahay babuurta qaadka eeloo yaqan izuzu iyada oo cidanka booliska saldhiga degmada tog wajaalle ay xabsiga u taxabeen labadii dirawl ee waqday labada babuur ee shilka gaystay mahaq markii ugu horaysay ee babuurtaq qadka sida ay ka gaystan shilal nocan ookale ah iyada oo anay dirawaliintu siday u badanyihin anay xil iska sarin markay dhexmarayan magalada Maxamed cabdillahi Qombor Tog wajaalle
|
|
|
Render time: 0.16 seconds
|