| ||
|
Golaha Wakiiladda oo baahinaya shan iyo sodon Mudane oo aan ka soo xaadirin fadhiga 8aad ee kal-fadhiga 21aad.
Qoraal uu Xogahayaha Guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland C/risaq Siciid Ayaanle ku saxeexan yahay oo lagu baafinayo mudanayaashaasi oo Hargeysa Online la soo gaadhsiiyay ayaa u qoran. Waxaan idinka codsnaynaa in aad noo baahisaan mudanayaasha Liiska ku qoran oo aan ka soo xaadirin fadhigii 8aad ee kalfidhiga 21aad ee Golaha Wakiiladda kuwaas oo kala ah:- 1. C/qaadir X Ismaaciil Jirde
Axmed Ibraahim (Axmed Weyne) 3. Khadar Aadan Xuseen (Khadar Ambassador) 4. Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) 5. Maxamed H Yuusuf Axmed (Waabeeyo) 6. Maxamed Jaamac cali Guuleed 7. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle 8. Mahdi C/laahi Maxamud 9. Maxamed Jaamac Cabdi 10.Maxamed Cali Xirsi 11.Maxamed X Maxamud Cumar Xaashi 12.Naasir Cali Shire 13.Mahdi Xuseen Adar 14.Maxamed Cismaan Maxamed (Bulqaas) 15.Aadan X Diiriye Dirir (Aadan Sanqoole) 16.Aadan Muxumed Hoori (Mataan) 17.Axmed Xasan Aadan (Waysacade) 18.C/casiis Ismaaciil Ducaale (C/casiis Dhul-cun) 19.Jaamac Xasan Aadan 20.Maxamed Saalax Cige 21.Mahdi X Xasan Sugaal 22.Cumar Axmed Sulaymaan (Cumar San-weyne) 23.Maxamed Axmed Maxamud 24.C/qaadir Jaamac Tukaale 25.Fu’aad Sheekh Muxumed Cabdalle 26.Yaasiin Cali Warsame
28.C/raxmaan Muuse Jaamac 29.C/raxmaan Yuusuf Cartan 30.Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe 31.Axmed Maxamed Diiriye Nac nac 32.C/qaadir Xasan Askar
1. Xaashi Xuseen Caabi 2. Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) 3. Abuukar Cabdi Good 4. Maxamud Dhunkaal Guutaale HargeysaOnline.Net
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|