Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Mooga Yare oo Wacdaro Ka Dhigay Xafladii 18 may Seattle, Washington.

Waxaa Magaalada Seattle WA, ka dhacday xaflad ilyartu is qabsatay oo loogu dabaal dagayo sanad guuradii 22 ee ka soo wareegtay markay Somaliland dib ula soo noqaday madax banaanideeda.
Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen jaliyada somaliland ee ku dhaqan gobolkan, ayaa waxay noqotay xafladii ugu waynayd ee lagu qabto Maraykan loogu dabaal dagayo 18 May.
Dad waynihii ka soo qayb galay xafladan ayaa is hayn kari waayey markii Fanaanka da'ada yar ee Mooge Yare qaaday heestii Nuur Daalacay ee SOMALILAND ALLOW DHOWR,  mar ka kaliya ku dhuftay sacab aan kala go'a lahayn dad badana ilmayeen, fanaankan da'a yar ee Illaahay ku manaystay cod.
waxa halkaa joogay television SALAXLEY TV  oo waraysi ka qaaday fanaanka da'a yar, oo waraysigii ugu horayey uu bixiyo, coming up soon.
Gabagebadii dadkii halkaa iskugu yimid waxa isku hanbayeynayaan CIID WANAAGSAN, 
salaxley. 
· xaaji on May 23 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>