Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dowlada Ciraaq oo 22 sano ka dib mashaariic ay ku baxeyso malaayiin dollar ka fulineysa Somalia.

Dalka Ciraaq oo muddo dheer ay dhibaato ka taagneyd ayaa 22 sano ka dib waxaa uu ka hirgelinayaa Soomaaliya mashaariic dhismo oo ay ku baxayso lacag gaareysa 15 milyan oo dollar-ka Mareykanka ah.

Magaalada Baqdaad ayaa Heshiis arrinkaasi ku saabsan waxaa ku kala saxiixday wasaaradda howlaha guud ee Soomaaliya iyo wasaaradda howlaha guud ee dalka Ciraaq ka dib wafdi ka socda dowlada Somalia oo halkaas booqday.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda howlaha guud, dib udhiska, gaadiidka badda, Dekedaha iyo Tamarta ee xukuumadda Somalia Eng. Nadiifa Maxamed Cismaan ayaa heshiiskaasi u saxiixday dowlada Somalia.

Nadiifa Maxamed Cismaan ayaa waxay sheegtay in lacagtaas lagu dhisayo goobo ay ka mid yihiin xaruntii wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta, machadkii horumarinta maamulka iyo maareynta SIDAM oo qaab casri ah loo dhisi doono iyo sidoo kale isbitaalkii Laasereeti ee xanuunnada maskaxda iyo qaaxada lagu daaweyn jiray xiligii beri-samaadkii.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda howlaha guud, dib udhiska, ayaa uga mahad celisay deeqdaasi dowlada Ciraaq oo ay sheegtay iney horey Somalia uga hirgelisay mashaariic fara badan, iyadoo xustay in labada shacab uu weligood ka dhexeyn jiray xiriir qoto dheer oo soo jireen ah.

HargeysaOnline.Net
 

· xaaji on May 31 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>