Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ganacsade Soomaali ah oo si arxan daro ah dhagax loogu dilay dalka south africa iyo walaaca heysta somalida halkaa degan.

Ganacsade Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay in si arxan daro ah oo ka baxsan bini'aadanimada loogu dilay dalka South Africa ka dib markii dhagax nafta looga qaaday.

Gancsadahaan Soomaaliga oo ahaa milkiile dunkaan oo la oran jirey Axmed Cabdi ayaa waxaa si arxan daro ah oo ka baxsan bini'aadanimada ugu dilay halka lagu magacaabo Booysens Park ee magaalada Port Elizabeth ee dalkaas South Africa shacab careysan, Soomaaligaan oo asaga oo qaawan ayaa maalin cad waxaa lagu dilay dhagax iyo bulkeeti xilli ay halkaas dhinac marayeen baabuurta iyo dadka kale arinta la yaabka leh ayaa waxay tahay in dilitaanka ninkaas Soomaaliga ay ka qeyb ka haayeen caruur iskooley ah iyadoona aad arkeyso sida uu wiil yar oo arday ah uu dhagax ula dhacaayo ninkaas Soomaaliga ah oo awood la'aan dhulka u yaalo oo lala dhacaayo dhagxaan aad iyo aad culus islamarkaana aysan jirin cid caawinaysa ama gargaar u fidinaysa laakiinse ay shacab badan daawanayeen xanuunka iyo dhibka haysta Soomaaligaas.

Daawo Muuqaal ahaan Sida loo dilay Ninkaan Soomaaliga ah

Ugu dambeyntiina iyadoo Soomaaligaas loo dilay si naxariis daro ah ayaa waxay arintaan ay ka mid tahay dhibaato baaxad weyn oo ay dadka Soomaaliyeed ku qabaan dalka South Africa iyadoona inta badan dadka Soomaaliyeed lagu dilo dalkaas islamarkaana boob iyo dhac baahsan loo geysto hantidooda, Maalmihii ugu dambeeyey ayey arintaan cirka isku sii shareertay ka dib markii dhalinyaro South African ah oo isu soo bahaystey inay ka saaraan xaafadahooda kooxo ay ku sheegeen burcad ku soo duushay degaanadooda ay ku soo jeesteen ganacsatada Soomaaliyeed taas oo keentay in la dilo Soomaali badan islamarkaana dhac loo geysto hantida dadka Soomaaliyeed ee ka ganacsata dalka South AFrica.

 

 HargeysaOnline.Net

· xaaji on June 02 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>