Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Tartankii Ciyaraha Gobolada Somaliland Oo Maanta ka Furmay magaalada Hargeysa.

Hargaysa (Hargeysa Online)Tartankii ciyaaraha gobolada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmiya uga furmaaya Caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Tartankan oo ay ka qayb qaadanayaan 13 Gobol, Iayagoo dhammaantod ku soo xeroodeen Magaaladda ciyaaruhu ka dhacayaan Ee Hargeysa.

Sidoo kale waxaa laga dareemayaa guud ahaan Magaaladda Hargaysa xamaasadda ciyaraaha, iyadoo goobaha ay dhalinyaraddu isugu timaado ay si weyn ugu hadal hayaan. Waxaan meesha ka maqnayn tageerayaal kala duwan oo la socda Gobolada tartanka ka qayb qaadanaaya.

Gobolada Hawd, Maroojeex, Gabiley, Togdheer, Awdal iyo Sanaag ayaa la filayaa in midkood la caraabi doono guusha koobka. 

 HargeysaOnline.Net

· xaaji on June 02 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>