Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Koox dhalinyaro Soomaali ah oo dhibaato baaxad weyn leh ku haysa shacabka ku Dhaqa Magaalada Fridley MN

Booliiska magaalada Fridley ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu baadi goob ugu jiro koox dhalinyaro Soomaali ah oo dhibaato baaxad weyn leh ku haysa shacabka magaaladaas.

Kooxdaan Soomaalida ah oo lagu qiyaasay ilaa iyo 7 qofood ayaa waxaa la sheegay inay magaalada Fridley, gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka inay dadka dariiqa maraya inay sabab la'aan ay jirdil u geysanayaa iyadoona dhibkii ugu dambeeyey ay gaarsiiyeen laba nin oo ku gudo jirey orod iyo jimicsi ay samaynayeen, dhalinyaradaan ayaa waxay garaaceen nimankaas iyadoona ay marka hore garaaceen mid ka mid ah ragaas oo ayna sanka jabiyeen xilli uu ninkaas samaynaayey orodkaas ka dibna ilaa iyo 20 daqiiqo ka dib ayay dhalinyaradaas isla goobtaas ay ku jirdileen nin kale oo asagana ku ordaayey goobtaas, Arinta la yaabka leh ayaa waxay tahay inay Soomaalidaas ay sabab la'aan ay u jirdileen ragaas iyaga oo aanan waxba waydiisana ama xataa aan ahayn kuwo dhac u geysanaayo ragaas laakiin un jirdilkaas u geystay arintaas oo ay booliisku la yaabeen waxa sababay.

Ugu dambeyntiina iyadoo booliiska magaaladaas uu baadi goob ugu jiro Soomaalidaas dhibaatada ku haysa shacabka magaaladaas ayaa sidoo kale waxay booliiska ay ka codsadeen dadka magaalada inay la soo xiriiraan oo ay soo gaarsiiyaan cidii macluumaad ku saabsan Soomaalidaas haysa, Lt. Mike Monsrud oo ka mid ah booliiska magaaladaas ayaa waxaa uu sheegay inay dhacdadaan tahay mid la yaab leh maadaama aan la aqoon waxa uu ujeedka Soomaalidaas yahay asagoona sheegay inaysan u muuqin arin la xiriirta dhac ama dambiyo kale maadaama aysan Soomaalidaas soo hadal qaadin wax ku saabsan arintaas.

 

Hargeysa Online

· xaaji on June 06 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>