Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kooxaha Goboladda Gabiley iyo Awdal oo ka badiyey goboladda Togdheer iyo Sool.

Laba ciyaarood oo aad u adag, ayaa shalay iyo xalayba ka dhacay garoomadda ciyaaraha ee magaalada Hargeysa, waxaana iskaga hor yimid goboladda Gabiley iyo Togdheer, Awdal iyo Sool, Saaxil iyo Togdheer.

 


Xulka Gobolka Gabiley ayaa 2-0 kaga badiyey xulka gobolka Togdheer, waxaanay ahayd Ciyaar aad u xamaasad badan oo ay iskugu yimaadeen boqolaal dadweyne si ay u daawadaan ciyaarahan.
Sidoo kale waxa ciyaar kale dhexmartay Gobolada Awdal Iyo Sool taas oo ahayd ciyaartii ugu xarakada iyo quruxda badnayd tan iyo intii tartankan ciyaaraha Goboladu Bilaabmeen.
Ciyaartan ayaa waxa loogu awood sheegtay xulkii Ka Socday Gobolka Sool taas oo ay ciyaartaasi ku dhamaatay oo guusha ku raacday kooxdii ka socotay Gobolka Awdal oo ay kaga Badiyey 2-0.
Dhinca kale, Xulka kubadda Kollayga ee gobolka Gabiley ayaa ka badiyey xulka kubadda Kollayga ee gobolka Awdal.


Xulka gobolka Gabiley ee kubadda Gacanta ayaa ku badiyey 40 dhibcood, halka xulka gobolka Awdalna uu keenay 19 dhibcood, sidaasna waxa ku badiyay xulka gobolka Gabiley.
Sidoo kale, waxa iyaduna xalay ciyaar adagi dhexmartay xulka gobolka Saaxil ee kubadda gacanta iyo xulka gobolka Togdheer, waxaanay halkaasi guushu ku raacday gobolka Saaxil oo ku badiyey 39 dhibcood, halka gobolka Togdheer lagaga badiyey 19 dhibcood.
Gobolka Togdheer ayaa labaddii ciyaarood ee kubadda cagta iyo gacantaba guul daro kala kulantay ka dib markii ay Saaxil iyo Gabiley ka kala badiyeen, waxaanay u muuqataa sanadkan in aanay wadan ciyaartoydii hore ugu ciyaari jiray.
Ciyaartan waxa u soo daawasho tagay boqolaal dadweyne, madax badan iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda, kuwaas oo kala taageersanaa goboladda wadda ciyaareyey.





Hargeysa Online

· xaaji on June 06 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>