Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wiil somali ah oo ku geeriyooday wabi ku yaala magaalada Baffalo ee Gobolka New York.

Wiil dhalinyaro ah oo Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inuu dalka Mareykanka uu ugu geeriyooday ka dib fisagoo badbaadinaayey gabadh ka yar oo walaashiis oo ku dhacday wabi qatar ah oo aad u weyn.
Wiilkaan oo lagu magacaabo Mustafa Ismaaciil oo 17 sano jir ahaa ayaa waxaa la sheegay inuu u geeriyooday ka dib markii uu damcay inuu badbaadiyo walaashiis ka yar oo ku dhacday wabi weyn, Ilmahaan walaalaha ah ayaa waxay kubad ku cayaarayeen meel wabiga u dhow , Laakiin Gabadha yar oo 7 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inay ku sabiibaxatey wabigaa oo lagu magacaabo Niagara River ee ku yaala magaalada Buffalo, ee gobalka New York ee dalka Mareykanka, wiilkaan geeriyooday ayaa markii uu arkay inay walaashii ku dhacday wabiga ayaa markiiba ka daba tegay gabadhaasi yar isagoo isla markiiba ka soo dhuftay wabigii una soo tuurey wabiga hareertiisa,kadaib waxaa wiilkii qaadatay moojadihii wabiga biya oo aad u qabaaoobaa awgeedna wuu awoodi kari wayay inuu kor u soo baxo,waxa iyadna meesha joogay gabadh kale oo walaashiis ah oo 13 sano jir ahayd ayaa markay aragtey inuu walaalkeeda la sii wato ayaa iyadana ka soo daba booday si ay u badbaadiso iyadoo iyadana ay la kulantay dhibaato weyn oo ay khatar gashay nafteedii, Laakiin nin ku sugnaa goobtaa oo ka kaluumeysanaayey oo lagu magaacaaabo Leonard W. Stevens ayaa markii uu arkay dhibka ka jira meesha waxaa uu ka soo dababooday wiilkaa iyo walaashiis isagoona ay u suuro gashay inuu halkaas ku soo badbaadiyo gabdhaa wiilkana uu meeshii ku libdhay oo ay biyihii liqeen.

Ugu dambeyntiina iyadoo marxuumkaas dhalinyarada ah uu u geeriyooday si uu u badbaadiyo nolosha gabadha yar ee walaashiis ah ayaa wiilkaas waxaa liqay biyaha wabigaas,waxaaa iyaguna meesha soo gaadhay ciidamadii gurmadka dad daga ah oo ku guuleystay inay dib u helaan wiilkaa mudo 45 daqiiqo ka dib markii la waayey, marxuumka oo markii laga soo saaray biyaha aan wax miyir ah lahayn ayaa waxaa loola cararay isbitaalka halkaas oo ay daqiiqado yar kadib ay dhaqaatiirtu sheegeen inuu geeriyooday, Wabiga galaaftey nolosha wiilka Soomaaliga ah ayaa waxaa uu caan ku yahay mid liqay dad badan iyadoona ay biyihiisu yihiin kuwo awood badan oo si fudud u qaato dadka, Ninkii kaluumeystaha ahaa ee caawiyey walaalahaas ayaa waxaa uu sheegay in waxa dhacay ay yihiin arin laga naxo laakiin uu wiilkaas geeriyooday uu ugu qoran yahay buugiisa geesi aan la ilaawi karin abidkiis.

 

Hargeysa Online

Buffalo,NY

· xaaji on June 10 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>