Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Askari katirsan cidanka sirdoonka somaliland ee kahawlgala xafiiska sirdoonka degmada tog wajaale.

degmada tog wajaale iyo ehelkiisii oo kacadhooday sharcidarada laguxidhay mr Qaro amaxamuud  oo kamid ah ciidanka sirdoonka dharcada ah ee somaliland ee ka hawgala xafiiska sirdoonka deg mada tog wajaale ayaa saaka subax lagu soo xidhay saldhiga boliska wajaale iyado oo lasheegay inanay jirin wax danbiya oo uu galay  isla markaan aan losoo gudbin wax dacwad ah  taliyihiisa sirdoonka tog wajaale mr jaamac cabdi yuusuf iyada oo aan la ogaysiin xadhiga askarigaa ayaa taliyaha booliska shaldhiga wajaale oo baal maray  nidaamka  sharciyada dalka uyaal islamarkaana ku xadgudbay isaga oo aan hayn amar ama waaran soo qabasho ah oo maxkamadeed mr Qaro aw maxamuud oo  uu weheliyo iid muuse Qaylawayne ayaa saaka loola dhaqmay si baalmarsan nidaamka iyo distuurka dalka uyaal waxana  markiiba uu taliyaha booluisku lahadlay  taliyaha

 

 

 qaybbooliska gobolka  gabiley oo uu ku edeeyy nimankaasi inay kashaqeeyaan tahriibta balse arintaasi loo arkay wanjal murugaysan oo usso sameeyey taliyaha booliska tog wajaale oo looga bartay tacdiyo kadha ah xuquuqda miwaadiniinta iyo dadka socotada ah  saldhiga boliska tog wajaale oo alagu tiriyo inuu kamid yahay saldhigyada dalka ugu cadaalad xun  iyada oo loo garsoorin dadka  mana jirto baadhayaal khibrad uleh danbiyada waxkale oo jirta inaanay jirin wada shaqayn ka dhaxaysa  masuuliyiinta dhigiisa ah  iyada oodhawrjeer oo hore ay dadwaynaha iyo ganacsataduba  dhawaaq qaylodhaan ah  udiree jananka booliska  iyo taliyaha qaybta gobolka gabiley balse aan laga soo jawaabin muuse qaylawayne ayaa sheegay inay tog wajaale noqotay meeel la,isku gumaysanayo wuna sheegay inaad moodo inay wajaale marayso xiligii 1988 kii wakhtigii la odhanjiray raad baa kudulmaray inankaygii oon wax danbiya galin ayaa layidhi dadkuu tahriibiyaa taasina waa marmarsiyo iyo dadkicin hada waxaan leenahay oo aan dawlada somaaliland usoo jeedi naynaa in wax laga qabto cadaaladarada ku habsatay saldhiga booliska degmada tog wajaale waxaan xukuumada ka cod sanaynaa in nalaga soogaadho cadaaladarada cadaalad aay umad deeqda waxaanu  kula talinaynaa  taliyaha cidanka booliska  somalilan inuu wax ka qabto cadaalada  labaalmaray ee uu ku shaqeeyo taliyaha tog wajaale oo aan lahayn khibrad iyo aqoon hogaamineed isla markaana aan u xaqsoorikarayn umada uu masuulka uyahay isaga oo  ku shaqeeya  eex qabyaalad nin jeclaysi iyada ood moodo in lagu ilaabay saldhiga isla makaana uunoqday mid meesha yeeshay

 

 
Tog wajaale Office

· xaaji on June 11 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>