Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somalida ku nool Magaalada London iyo dalka Malaysia oo dhigay dibadbaxyo loogu baroordiiqayo dilalka loo geesanayo dadka somaliyed.

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka Britain iyo Malaysia ayaa shalay iyo xalay sameeyay dibadbax iyo kulan baroor-diiq ah oo ay kaga horjeedeen dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysnayo dalka Koonfur Afrika.

 

 

 

 

 


Magaalada London ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal Soomaali ah oo ku qaylinayo erayo ay ku codsanayeen in lagu joojiyo dhibaatooyinka Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika lagu hayo.
Dibadbaxayaasha ayaa waxay qaarkood wateen boorar ay ku qoran yihiin: “Waa in la joojiyo dilalka lagu hayo Soomaalida” Sidoo kale waxay wateen calanka Soomaaliya, waxaana mudaaharaadkan uu ahaa mid la dareemay bartamaha magaalada London.
Waddanka Koonfur Afrika ayaa toddobadyadii ugu dambeeyay waxaa dilal loogu geystay lix qof oo Soomaali ah, kuwaasoo mid ka mid ah lagu dilay dhagax, waxaana taasi ay kicisay Soomaalida ku nool caalamka oo dhan, iyagoo dhigay dibadbaxyo waxaana meelaha ay ka dhaceen ka mid ahayd magaalada Muqdisho.
Dhanka kale, kulan ay kazoo qaybgaleen Soomaalida wax ku barta iyo kuwa ku nool dalka Malaysia ayaa xalay ka dhacay magaalada Kuwalalambur ee dalkaas, kaasoo loogu baroord-diiqayay Soomaalidii lagu dilay dalka Koonfur Afrika.


“Waxaan ugu baaqaynaa xukuumadda iyo shacabka Koonfur Afrika inay joojiyaan dhibaatooyinka ay ku hayaan dadka Soomaalida ah ee dalkooda ku nool, waana inay xusuustaan taageeradii ay u gashay Soomaaliya xilligii ay ku jireen gumeysigii midab-kala-sooca ahaa,” ayay yiraahdeen dadkii kasoo qaybgalay baroordiiqda.
Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa haween mayo-cad madaxa ku xirtay kuwaasoo xambaarsanaa boorar ay ku qoran yihiin: “Waa in la joojiyo dialka loo geysnayo Soomaalida Koonfur Afrika ku nool” iyo "Waa in Soomaalida Koonfur Afrika ay hesho cadaalad."

Sidoo kale, dadkan waxay wateen calanka Soomaaliya oo ay luxayeen iyo calanka dalka Koonfur Afrika oo dhiig ku daadsan; waxaana haweeney waayeel ah oo ka mid ahayd dadkii kasoo qaybgalay dibadbaxa ay sheegtay iyadoo ilmaynaysa inay aad uga xun tahay dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysnayo Koonfur Afrika.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan qoraal ay u dirtay xukuumadda Koonfur Afrika waxay kaga dalbatay inay faragelin ku sameyso dilalka iyo dhaca lagu hayo Soomaalida ku nool dalkooda, ayna baaris ku sameyso kuwa geysanaya falalkaas si sharciga loo horkeeno.


HargeysaOnline.Net


 

· xaaji on June 12 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>