Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hub Dawladda Somaliya u waday in Kismaayo lagu weeraro oo la qabtay.

Kismaayo(Hargeysa Online)Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar ayaa warbaahinta u sheegay in Kantaroolka Afgoye lagu qabtay hub DF Muqdisho soo dhiibtay kaasi oo loo waday magaalada Kismayo. Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay inay wadaan baadhitaano ku aadan jihada uu ka yimid, halka loo waday iyo cida loo soo dhiibay intaba.
Af-hayeenka Juubbaland Seeraar ayaa yidhi ”Waxaanu horey u sheegnay ayaa dhab noqotay, gaadhi xamuul ah ayaa la qabtay oo hub Kismayo loo soo waday saarnaa si loola dagaalamo Jubaland iyo shacabkeeda”.

Xaalada magaalada Kismayo ayaa degan, waxanu Seeraar ku tilmaamay dagaalkii ka dhacay halkaasi Shirqool qorshihiisa laga soo abaabulay Muqdisho.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Hubkan qayb ka yahay taakulo militeri oo Masar ugu deeqday Somalia, waxana muuqata hadii ay rumawdo in Misdaaqiyadii DF meesha ka baxayso iyadoo dib su’aal la isku waydiinayo sababtii xayiraada hubka looga qaaday dalka?.

”Waa wax lagu farxo, Ilaah mahadiis ayaa lagu fashiliyay, Al-shabaab iyo Xasan Shiikh waxay ka midaysanyihiin fashilinta jiritaanka Jubaland” ayuu raaciyay.

DF Somalia ayaan ilaa iyo hada wax war ah ka soo saarin hubkan la qabtay, xili uu dib ugu noqday wasiirka gaashaandhigu Muqdisho ka dib markii ku soo hungoobay socdaalkiisi wakhtiga badan qaatay magaalada Kismayo.

Cabdixakiin Xaaji Fiqi ayaa lagu tiriyaa inuu maamulayay dagaalkii ka qarxay Kismayo, waxana hotelka uu magaalada ka degenaa dibadiisa isa soo tumay dadweyne dalbanayay inuu iskaga tago magaalada.

Wasiirka arrimaha gudaha DF Cabdikariin Xasan Guuleed oo indhoweyd bogiisa Twitter-ka ku hawlanaa arrimaha Kismayo ayaa yidhi ”Markani, waa inaan meel cad iska taagnaa Kooxda Raaskambooni, ama waa iney hubka dhigaan ama waxan u arkeynaa Nabad diid. go’aan ha gaadheen”.

Hadalka ayaa muujinaya sida ay u sii kala fogaanayaan labada dhinac xili Puntland shaacisay inay diyaar u tahay dhexdhexaadinta labada dhinac iyo isku soo dhoweyn dhinaca afkaarta ah.

Madaxda DF iyo Jubaland ayaa ku kala aragti duwan dhismaha maamulkan iyo qaabka loo maray, waxana DF markasta ku adkeysanaysaa in laga baxay xiligii KMG ahaa dalkuna dowladda dhamaystiran yeeshay oo loo baahanyahay in hawl kasta ay qayb ka noqoto.



HargeysaOnline.Net


 

· xaaji on June 12 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>