Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Saddex Doonyod oo Ay Saarnayeen 200 oo Tahriibyaal Reer Somaliland ayaa ku qarqoomay Badda Liibiya.

Hargeysa(Hargeysa Online) Saddex Donyood oo ay saarnayeen Tahriibayaal Reer Somaliland oo gaadhaya ilaa 200 Qof Ayaa Badankoodu ku qaraqmeen Badda u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga.

Tahriibayashan ayaa khamiistii waxay ka baxeen Xeebaha Dalka Liibiya iyaga oo wakhtigaasi doonayey in ay tahriib ku gaalan dalka Talyaaniga, Balse intii ay ku gudo jireen Badda ayaa wax ka hortimid Cilad Farsamo Doonyahaasi ka dhacaday Dhinca mishiinka iyo waliba Badda oo kacsanayed.

Siddaasi Wax Noo sheegay Mid ka mid Dhalinyarada Reer Somaliland ee ku sugan Magaalada Tiriboli ee dalka Liibiya oo caawa aanu khadka Telefoonka ku wareysanay.

Waxanu yidhi “Walaahi Walaal Saddex Doonyood ayaa naga baxay, Saddexdii markii ay Baddii galeen ee Maalin naga maqnayeen ayaa naloo sheegay in ay la soo daristay Cilaado ku yimid dhinaca miishiinada, iyo waliba bada oo kacsaneyd, 65Qof wax naloo sheegay in uu markab uu badbadiyey markabakasi mar wax la leeyahay xagaasi talyaaniga ayuu u qaaday, halka qaarna ay sheegayan in uu dib u soo celiyey, lakiin wax war aha kama hayno kuwaasi, wax kale oo jirta in Doon iyada la soo jiiday oo Xeebta la keeyan basle Dad ayaa ku dhintay doontaasi, dhinca kale Hal Doon ah ayaa la layahay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen, lakiin Haddii xaqiiqda aan kusheego dadka waalidiinta ah ee nala soo hadla Niyadaanu u dhisnaa, lakiin adiga wariyaad tahay runtaan ku sheegaya walaal Dhammaan dadkaasi waa wada Reer Somaliland oo waa dhalinyaradii reer Hargeysa, Boorma iyo Burco Cid kale oo ku wehelisaa way yartahay, haddii anay jirinba, Wax kale oo jirta in qolba Meeshanu degen nahay Kolba Qof la soo helay oo laga keenay badda Guriga lanoogu keenayo marka wax dhintay iyo wax badbadaye way leeyihiin.”Ayuu yidhi.

Hargeysa Online
 

· xaaji on June 16 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>