Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baarlamaanka Somalia oo ka Qaybgalaya 20-sano Kaddib shirka ACP-EU oo Magaalada Brussels.

Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay 20-sano kaddib ka qaybgalaya shirka ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ay ku taallo xarunta Midowga Yurub.

 

Wafdiga baarlamaanka Somalia ee shirkaas ka qaybgalaya waxaa horkacaya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Jeylaani Nuur Iikar, waxaana ka mida ah: guddoomiyaha gudiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee baarlamaanka, xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, xildhibaan Maxamuud Cabdi Xasan iyo la-taliyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Xasan Cawaale.

Mudane Iikar ayaa uga mahadceliyay Belgium iyo madaxda Midowga Yurub sida heerka sare ah ee loosoo dhaweeyeen xubnihii ka socday baarlamaanka Soomaaliya, isagoo u gudbiyay qoraal ku saabsan howlihii baarlamaanka uu qabtay tan iyo markii la dhisay.

Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ka socday ayaa ka dex-muuqday goobta uu shirku ka socday, iyagoo fadhiya boosas loogu talogalay, iyadoo tani ay ka mid noqonayso guulaha u soo hoyday dowladda cusub ee Soomaaliya.

Tallaabanadan ayaa waxay sidoo kale xoojinaysaa xiriir dhexmara golaha baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa caalamka si ay u dhexmarto wadashaqeyn iyo iskashi caalami ah.

Hargeysa Online

· xaaji on June 19 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>