Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamda Rafcaanka Gobolka Saaxil oo Xukunno Kala Duwan Ka Fulisay Xabsiga Dhexe Ee Degmada Mandheera.

Saaxil(Hargeysa Online)Maxkamada Rafcaanka Gobolka Saaxil, ayaa maanta
xukunno kala duwan ka fulisay Gudaha Xabsiga Mandheera ee Gobolka
Saaxil.
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Saaxil Mudane, Cabdiraxmaan Jaamac
Hayaan iyo KU/XIGeenka Xeerilaaliyaha Guud Ee G/S Mudane: Yuusuf Biixi
Muxumed iyo Qareenkii U doodayay Rafcaanlayaasha Garyaqaan Jaamac
Sanyare, ayaa u tegay Xabsiga Mandheera dhegaysiga rafcaanlayaal ku
xukunnaa dilal, isku day dil, kufsi iyo tuugo.
Waxaanay, Maxkamadu Rafcaanku xukunnada ka khafiifisay qaar ka mid ah
kiisaska todoba dacwadood oo ay dhegaysatay, halka kuwo kalena ay
xoriyadooda u soo celisay.
Gudoomiyaha Maxkamda Rafcaanka C/raxmaan Jamac Hayaan, waxa uu
Maxaabiistaas oo mudo dheer ku jiray Jeelka mandheera, ugu
Bushaareeyey In Maxkamdu sida ugu Dhakhsaha Badan ugu soo noqonayso,
inta kale ee wali cadaalada rajanaysa si ay cadaalad u helaan, iyada
oo ay socon doonaan Dacwadaha Dilka iyo isku Day Dilka ahi oo aan wali
wax Go,aan ah aanay Maxkamdu ka soo saarin oo uu Gudoomiyuhu dib u
mudeeyay dhagaysigooda, waxaana halkaas Maxkamda ugu duceeyay
Xukunsanayaashii Saaka Cadaalada ka Helay halkaas.
Magacyada todobada qof ee maxkamaddu shalay dhegaystay dacwadoohooda
kala duwan iyo xukunnada loo haystay.
1. Cabdi Haybe Cayngal oo ku Xukuman Dil Q.434 XCG
2.Cali Yuusuf Aadan oo Ku Xukuman isku day Dil Qodobka .434/17 XCG
3.Saleebaan Biixi Cabdi oo Ku Xukunaa kufsi Qodobka 398 XCG
4.kHadar Axmed Cali
5. Cabdi Cismaan Gaaxnuug
6. Cabdi KHadairar Faarax sadexdaas xukunsane oo si wada jira ugu
xukunaa Tuugo Qodobka 480-481 XCG
7. Axmed Maxamed Guuleed oo Ku Xukunaa isku Day Kufsi Q. 399 XCG

· xaaji on July 03 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>