Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday QB2

markii uu ogaaday in labadalayo wuxuu bilaabay inuu sameeyo shabakad isku xidhan oo kaariyo ah islamarkaana kakooban 70 qof oo laga ururiyey min 2000 kun oo bir waxaana lagu sheegay nimanka lacagta laga ururiyey inay yihiin iskaashato uu shariciyeeye gudoomiyaha tog wajaale xaashi maxamuud cabdi waxaana loo sheegay haday lacataas bixiyaan inay fadhiga kucini doonaan kaarinimadaa ay kaqaybqaateen dasrteed iyadoo la adeegsanayo ciidanka booliska waxaa lagu qasbay ganacsatadii Ethiopianka ahayd ee wajaale alaabaha ka raranaysay inay bixiyaan lacago madax furasho ah oo layidhi waa lacago kaarinomo oo qasab ah oo lacagteeduna dhantahay in gaadhigii Ethiopia loo rarayo laga qaado lacag dhan 3000 kun oo bir oo udhiganta 150 Dollarka maraykanka hadii kale laxidho arintaasi oo kasoo horjeeda nidaamka ganacsiga xortaa ee ay somaliland qaadatay maamulka tog wajaale oo kalsooni buuxda kahaysta wasiirka wasaarada maaliyada somaliland islamakaana ku haya jagada gudoomiyonimo xigtana ayihiin ayaa dhawr jeer oo cabashadiisa lagaadhsiiyey balse aan cidi waxka qaban inkasta oo wasiirka cusub ee wasaarada arimaha guduhu cali maxamed warancada sheegay inuu waxka qabandoono tabashada bulshada anaga oo ah dadka kudhaqan degmada tog wajaale waxaan wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha ku wargalinaynaa innuu maamulka hada waajale ka taliya wuxuu imika bilaabay iibsadada jidadka dhexmara tog wajaale iya oo qiimo ukala samaystay barandayaasha ay iibiyaan kanasiiya barandahan furan 600 oo Dollar baradaha xidhan ee marmarka la dhigana kasiiyaan 1000 kun doolar arintaasi oo dhawrjeer oohore ay kalahadleen gudiga mutadawiciinta ee horumarinta jidadka tog wajaale oo maamulka tog wajaale kulataliyey inay joojiyaan iibka jidadka balse aan dhag loo dhigin taasi oo sabab unoqotay inay joog sadaan mashaariicdii ay wadeen gudigahorumarinta jidadka Tog wajaale waxa kale oo dhibaato kahaysataa dadka reer Tog wajaale wado xumo kajirta xaga xaafadaha magaalada iyo dawladahoose oo gabtay inay ka qaadaan qashinka xaafadaha dhexdooda lagu gubayo waxa kale oo jirta in kawaanka xoolaha lagu gawraco uu yahay mid aad u cidhiidhiya islamarkaana aanay jirin qorshecad oo lagu maamulo kawaanka balse aad arkayso aaay farabadan oo dumarka hiliblayaashaa farabaas kuhaya islamarkaana dhibaato kahaysato weerarada aaydu kuhayso xoolaha a toga bartankiisa kuqalayaan oo mar walba aaydu ka boobaan

waxakale oo aad arkaysaa dhiigii iyo uuskii loogu talagalay in lagu shubo meelo gaara ayaad arkaysaa isaga oo intuu isbadalay dirxigu dhex sulaakhayo islamarkaana ay kadhalankaraan cuduro cabashana ay kamuujiyeen dadka jaarka la ah xero dhiigta wajaale

lasoco


waa Qallinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog Wajaale Soomaaliland
 

 

· xaaji on July 10 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>