| ||
|
koboca musuqmaasuq ee togwajaale. koboca musuqmaasuq ee Togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajiramaamul xumada ku habsatay iyo war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuq maasuqa Qaybtii 1aad degmada tog wajaale oo noqotay degmada ugu dhaqaalaha badan dalka noqotayna degmada ugu maamulka iyo tayada liidata dalka waxajirta in wakhti xaadirkan ay reer Tog wajaale kujiraan xili roobaad jidadka magaaladana aad arkayso qashinkii oo gidaarwalba iyo wadokasta yaala suurtogalna aytahay inay kadilaacaan cuduro xalisgalinkara dadka kunool magaalada magaalada oo ay u ganacsi yimaadaan dadyowkaladuwan qoomiyadkastana leh midwalbana waayahoodu ku lamanyahay ayaa waxa jirta in la iloobay adeegyadii ay bixinjireen dawladaha hoose ee ahaa xashiish xaadhka iyada oo ay hayaan shaqadii dawlada hoose dad oromo ah oo ganacsatadu siiyaan lacagaha ay bakhaaradooda hortooda ku xaadhaaan siiyaan iyada oo aanay maamulka wajaale aanay wax lacag ah ku bixin ama qarash kaga bixin ayaa waxa ayaandaro ah nasiibdarolaabaad ah inay qashinkii la ,ururiyey inay tahli kariwaayeen inay kadhex qaadan suuqa dhexdiisa iyo ganacsatdii iyo dadwaynihii reer tog wajaaale inay dhexda farta kacunayaan islamarkaana ay sheegen inay ku hongoobeen maamulka kajira tog wajaale oo tahli kariwaayey inaydhigaan jidadkii laamayga ahaa ee magaalada iyo ganacsatadaba laga ururiyey lacago aad utiro badan oo gaadhaysa ugu yaraan hal milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu hormariyo jidadka wajaale iyada oo ilaa hada aanay jirin waxlaga qabtay waxa ay soo diyaariyeen gudiga horumarinta wajaale Gaamurkii xaabadii iyo jaygii ladhigi lahaa nasiib daro maysuurto galin inlasameeyo laamay markii aan waxka way diiyey gudoomiyaha gudiga horumarinta degmada tog wajaale sheekh yuusuf maxamed xasan waxa uu ii xaqiijiyay islamarkaana daboolka kaqaaday markii aan waydiyey su,aala door ah wuxu ii cadeeyey dhibaatada uguwayn ee hor taagan inay tahay in dhulkii ay ugu talagleen saaqiyaad ama biyo mareen inay bixiyeen dawlada hoose lagana dhisay barandayaal dhawrjeerna uu sheegay gudoomiyaha gudiga houmarinta wadooyinka tog wajaale inay maamullka wajaale ugudbiyeen dacwad ay ku doonayaan in lajoojiyo fasaxa barandayaal cusub oo ay bixiyaan balse aan codsigoogii aan loo dheg dhigin taasiina ay caqabad ku noqotay hawlihii horumarineed ee ay gudigu kawaday wajaale waa Qallinkii Maxamed Cabdilaahi maxamed Qombor Tog wajaale tellphone 00252634177785
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|