Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddoomiyihii Shirkadda Isgaadhsiinta Ee Gollis Oo $15 Milyan Oo uu ka helay Xasan Sheekh Maxamuud Ku Galaya Doorashadda Madaxtinimada Puntland.

Muqdisho(Hargeysa Online)Ex Col. Cali Xaaji Warsame oo dhawaan iska casilay Gudoomiye-nimada Shirkadda Isgaadhsiinta ee Gollis ee Xarunteedu tahay Magaaladda Boosaaso ayaa isu-diyaarinaya inuu noqdo Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland ka dib markii uu lacag $15 Milyan uu ka helay  Madaxwaynaha Xamar Xasan Sheekh Maxamuud. Sida Dad Goob Joog ahaa Shabakada Hargeysa Online u Xaqiijiyeen, Heshiis dhawaan Magaaladda Muqdisho ku kala dhexmaray labadaas nin ayaa waxa la isla meeldhigay in Cali Xaahi Warsame 15-ka Milyan ee Dooller ee la siiyey ku iibsado doorashada Madaxtinimada Puntland ee la filaayo inay ka dhacday gobolkaas bisha January 2014,  isla marka uu kursiga ku fadhiistona uu Colaado ka bilaabo deegaanadda Laascaanood iyo Buuhoodle. Qodobada kale ee heshiiskan waxa ka mid ah in Cali Xaaji Warsame uu markiiba ku dhawaaqo in Ciidamo AMISOM ah la keeno jiidihii uu Colaadaha iyo Fidnimada ka dhex abuuray, taas oo uu Xasan Sheekh Maxamuud uga dan leeyahay inuu ka dhigto Sabab uu u cuskado joojinta wada-hadalada Somaliland iyo Somalia oo uu isagu u arko inaanay faa’ido siyaasadeed ugu jirin. Cali Xaaji Warsame oo isagu leh Saamiga ugu wayn ugu wayn ee Shirkadda Isgaadhsiinta Gollis ayaa waxa uu ahaan jiray Sarkaal Milatari (Colonel), horaantii 90-aadkiina waxa uu ka mid ahaa Ciidamadii Ururkii Al Itixaad iyada oo sanadahan danbe uu ku biiray Kooxda Akhwaanul Muslimiinta ee la baxday Damul-Jadiid ee uu  hogaaminayo Madawayne Xasan Sheekh Maxamuud (Culusow).

Hargeysa Online

· abdi on October 17 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>