Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wiil Oo Soomaali Ah Oo Dalka Sweden lagu Dilay Hilibkoodana La Jar Jaray.

Dalka Sweden ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday arin murugo iyo tiiraanyo leh, kadib markii laba wiil oo Soomaali ah qudha looga jaray hilibkoodana la jar jaray, ayadoo meydkooda goor danbe la helay.

Wiilashan labada ah oo la la,aa in muddo ah ayaa la helay meydadkooda iyagoo jar jaran oo walina gacamaha laga xidhxidhay taa oo wal wal xoogan ku abuurtay Qaxootiga Soomalid ah ee ku nool dalka Sweden.

Mudooyinkaan waxaa soo badanaayey dilka lagu hayo Soomalida ku nool aduunka daafahiisa iyadoona dalka Sweden oo ahaa wadamada ugu amanaka fiican uu xiligan isku badalay meelo leysku toogto iyadoona soo baxeen kooxo kooxa iyagoo hub wata iska soo horjeedo kuwaa oo isku ugaadh sado xafadaha qaxootiga ku badan yihiin.

Dhanka kale Soomaali badan oo qaxooti ah ayaa dhawan la xukumay kuwaa oo lagu xukumay xabsiyo kala gadisa oo garaayo dhowr sano.

Xaaladaha qaxootiga Soomalida ee ku nool dalka Sweden ayaa xiligaan mid cabsi badan soo wajahday iyadoona dhalinayarda Soomalida intabadan ay heysato shaqao la aan baxad leh oo keentay in ay noqdaan kooxa kala gadisan oo gaan ah.

Hargeysa Online

· abdi on October 22 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>