Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

9 Gabdhood oo Soomaali ah oo mar qura wada guursaday Ragg Ajaanib ah oo Afrikaan u badan Bishaan gudaheed

gabar-244x300.jpgWaxaa halkani idin kugu soo gudbinaynaa Muuqaalo Xiiso leh oo si weyn u hadal haayeen Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay aduunka ka joogaan kuwaasi oo la yaabanaa dhacdooyin aanan horey u dhici jirin oo hadda si weyn usoo kordhay.

Sida aad muuqaalkani aad ka daawan doontaa marka aad gujiso Farta Buluuga ah ayaa dareen ka duwan midka hadda aad ka dareemi doontaa jirkaada isla markaana kusoo baxaya.

Dadka Soomaaliyeed waxay dhowr iyo labaatankii sano ee u dambeeyay kuwo si weyn ugu fiday wadama caalamka oo idil, taasoo keentay inay dhex galaan dadkii ay u yimaadeen waxaana halkaas ka dhashay in la isguursado.

Hadaba waxaan halkaan idin kugu diyaarinay sawiro aan idiin soo xulnay oo ku saabsan gabdhaha Soomaaliyeed ee guursaday raga ajaanibta ah ee u dhashay wadamada kale.

Wax ceeb ah ma ahan aduunka waa la is dhex galaa waana la isguursadaa diintuuna waa ay banaysay hadii qofka la guursanayo uu muslim muuhimaduna waa inuu Muslim yahay.

 

 

· xaaji on October 23 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>