| ||
|
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Guddi Hoosaadyadii Golahaasi.
Qoraalka gudoomiye Cirro ku magacaabay guddiyada iyo liisaska isku shaandhaynta guddiyadu waxa uu u qornaa sidan, iyadoo aanu xildhibaan kasta idiinku muujinay xisbiga uu ka soo jeedo, halka aanu xubnaha madaxabanaana ku muujijnay. I. Guddida joogtada iyo anshaxa 1. Cabdiraxmaan Maxmad Talyanle --- Kulmiye 2. Baar Siciid Faarax --- Wadani 3. Ibraahim Caraale Cabdi --- Kulmiye 4. Siciid Cartan Cismaan Faarax --- Wadani 5. Maxamed Saalax Cige --- Wadani 6. Maxamed Dhunkaal Guutaale --- Kulmiye 7. Maxamed Cumar Maxamed (Bulqaas)-Kulmiye 8. Cabdi Maxamed Jaamac (Gaagale) ---- madaxbanaan 9. Jaamac Xasan Aadaan ---- Wadani 10. Maxamed Xuseen X. Ciise ---- Kulmiye 11. Mahdi Cabdillaahi Maxamed ---- Wadani 12. Aadan Maxamuud Hoori (Mataan) ---- Wadani 13. Axmed Barkhad Obsiiye ---- Madaxbanaan 14. Cali Sheekh Ibraahim Aareeye ---- Wadani 15. Cabdilaahi Xuseen Cige (Blacki) ---- Kulmiye 16. Axmed Ducaale Bulaale ---- Kulmiye 17. Ibraahim Mahdi Buubaa ---- Wadani II. Guddida arrimaha gudaha, Difaaca iyo nabadgalyada 1. Cabdiraxmaan Muuse Jaamac --- Wadani 2. Xamse Maxamed Gaadaweyne --- Kulmiye 3. Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde --- Madaxbanaan 4. Cali Xasan Maxamed --- Kulmiye 5. Baashir Sh. Xuseen Tukaale --- Wadani 6 Maxamed Xaaji Jaamac Cilmi --- Madaxbanaan 7 Xaashi Xuseen Caabi --- Wadani 8 Cali Xaaji Maxamed Muuse --- Wadani 9 Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) --- Wadani III. Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa. 1 Naasir Xaaji Cali Shire ---- Wadani 2 Axmed Yaasiin Sh Ali Ayaanle --- Madaxbanaan 3 Xuseen Ismaciil Yuusuf --- Wadani 4 Ibrahim Axmed Haybe --- Kulmiye 5 Maxamed Cali Hersi --- Kulmiye 6 Cabdiqaadir Jamac Xamuud --- Kulmiye 7 Mahadi Yuusuf Cadare --- Kulmiye 8 Cabdikariin Aw-Cali Shabeel --- Wadani IV. Guddida Deegaanka, Khayraadka Dabiiciga ah. 1 Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan --- Kulmiye 2 Maxamed Baaruud Shide --- Wadani 3 Axmed Maxamed Nuur --- Wadani 4 Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley) Kulmiye 5 Faarax Maxamed Cabdulle --- Wadani 6 Siciid Warsame Ismail --- Wadani 7 Axmed Xasan Aadan (Wayso-cadde) Madaxabanaan 8 Maxamed Yusuf Axmed (Wabeeyo) Kulmiye V. Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga 1 Maxamuud Axmed Obsiiye --- Kulmiye 2 Abdulqaadir Jibriil Tukaale --- Wadani 3 Abdiqadir Askar Xasan --- Wadani 4 Farxaan Maxamed Cali --- Kulmiye 5 Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) Kulmiye 6 Hussein Maxamed Cige --- Wadani 7 Cumar Axmed Saleebaan --- Kulmiye 8 Siciid Maxamed Cilmi --- Wadani 9 Saleebaan Yuusuf Cali Koore --- Madaxbanaan VI. Guddida Arrimaha Bulshada iyo Diinta. 1 Cabdiraxmaan Cismaan Caalin --- kulmiye 2 Maxamed Axmed Dhakool --- Madaxbanaan 3 Maxamed Faarax Qabile --- Ucid 4 Xasan Cawaale Caynaan --- Kulmiye 5 Maxamed Jaamac Cali Guuleed --- Kulmiye 6 Saleebaan Cawad Cali (Bukhari) --- Kulmiye 7 Maxamed Barkhad Migane (Xamal) Madaxbanaan 8 Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac ( Aw-xoog) Wadani 9 Abubakar Cabdiraxmaan Good Kulmiye VII. Guddida Arrimaha Dibedda 1 Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi --- Madaxbanaan 2 Maxamed Jaamac Cabdi --- Kulmiye 3 Adan Haji Deria Dirir --- Kulmiye 4 Xariir Siciid Bulaale --- Kulmiye 5 Abdillahi Axmed Yusuf Madar --- Wadani 6 Cabdicasiis Ismaciil Ducaale --- Kulmiye 7 Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaadheere) Wadani 8 Fu’aad Sh. Muxumed Cabdulle --- Wadani 9 Axmed Cabdi Nuur (Kijandhe) --- Kulmiye VIII. Gudidda Dastuurka, Garsoorka, Cadaalada & X. insaanka ee Golaha Wakiilada 1 Siciid Cilmi Rooble --- Kulmiye 2 Abdirahman M Jaamac (lawyer) Wadani 3 Muuse Maxamed Ismail --- Wadani 4 Ibrahim Axmed Raygal --- Kulmiye 5 Xasan Muuse Hufane --- Wadani 6 Maxamuud Jaamac Warfaa - Kulmiye 7 Cali Maxamed Adan (Cali Barre) - Kulmiye 8 Maxamed Cumar Adan jiir ---Kulmiye 9 Khadar Aadan Xussen --- Wadani
Maxamed Xasan dheere.
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|