Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xafladii Xisbiga WADDANI Laantiisa Seattle Washington Oo Loo Soo Agaasimay Si Heer Sare Ah + SAWIRO.

Seattle (Hargeysa Online)Waxa caawa oo bishu tahay January 19,2014 ka dhacday magaalada Seattle Washington ee USA xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo  wacyigelinta iyo dardargelinta  arrimaha xisbiga WADDANI ee Seattle Washington.
Xafladda waxa ka soo qaybgalay bulshada Reer Somaliland ee deggan Washington qaybaheed kala duwan oo rag iyo dumarba leh,dhalliyaro iyo madaxda Community Somaliland ee Seattle Washington.

 

u_121924d_2014-1-20-11-52-30f_ws1.jpg

u_121924d_2014-1-20-11-52-54f_ws2.jpg

u_121924d_2014-1-20-12-5-59f_ws6.jpg

u_121924d_2014-1-20-12-6-50f_ws7.jpg


Waxa  madasha hadal ka soo jeediyey Gudoomiyaha xisbiga “laanta” Seattle Washington Mudane BASHIIR AHMED JAMA (MADADAAL) oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda xisbiga, himilooyinka iyo mabaadiida guud ee xisbiga WADDANI,Gudoomiyhu waxa kale oo si faahfaafsan uga hadlay qorshaha xisbiga ee dhaw iyo qorsha xisbiga ee fog labadaba, waxa kale gudoomiyuhu ku dheeraaday waxyaaba xisbiga WADDANI ka turjumayo.

Waxa kale oo xafladda xisbiga WADDANI ka hadlay Haji ismail Kabadhe  oo ka mid ah odayaasha waayo arag ah ee Reer Somaliland,Haji ismail wuxu ku dheeraaday baahiyaha keenay xisbiga WADDANI ee ka mid yihiin: Qabyaalada soo noolaatay,Musuqmaasuqa dalka ragaadiyay,Caddaalad darrada dalka ku habsatay iyo arrimo badan oo la xidhiidha tabashada bulshada Reer Somaliland laga soo bilaabo lowyacdo illaa Laasanood,
waxa kale oo ka hadlay xafladda Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane

CABDIRAXMAAN MAXEMED CABDILLAHI (CIRRO) oo khadka telefoonka si toosa ugala hadladyay tageerayaasha xisbiga waddani waxaa kaloo khadka telefoonka kula jirau Afhayeenka Xisbiga WADDANI Mudane Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka hadlay baahida loo qabo kobcinta xisbiga waddani,isla markaana labada mudane ay aad ugu mahad naqeen tageerayaasha xisbiga waddani “laanta” Seattle Washington uguna baaqeen wada shaqeen wacan. Waxa kale oo isguna Ka Hadlay Ismaaciil Xuseen Ahna Golaha Wakiilada

Waxa  Iyaduna khadka Tilifoonka soo Gashay Gudoomiya Xisbiga Waddani ee USA MUNA CALI FIDHIN oo runtii si Qota Dheer uga Hadshay

Waxa isguna aad uga Hadlay Qoraaga Caanka Ah Cabdi Faarax Giire oo Xisbiga Kamid ahaa ilaa iyo intuu Ururka Ahaa Run ahaantiina aad uga Hadlay
 Waxa Isna Ka Hadlay Afhayeenka Xisbiga Waddani ee USA MUKHTAR MURE WARSAME oo Kunuux nuuxsaday Arimaha Dibada Iyo Himilada U Hiigsanayo Xisbigu

Sidoo Kale waxa Ka Hadlay Xidhiidhiyaha Xisbiga Wadani Ee USA SALEBAN CALI BILE
Oo Runtii Hadaladiisii Dadka ay qiiro Galiyeen Kana war bixiyay Hawlihiisa oo Dhan iyo
HALKAN U Maraayo Maanta war Bixintaa Xidhiidhiyaha oo Dadka Aad u soo jiitay

waxa kale oo xafladda ka hadlay gudoomiye –KU xigeenka xisbiga WADDANI USA Cabdi Khaaliq Sheekh Axmed“
Waxa iyaduna Hadashay ,gudoomiyaha garabka haweenka iyo gudoomiyaha garabka dhallinyarada  Ee Laanta Seattle waxay dhammaantood ku dheeraadeen qorshaha guud ee xisbiga WADDANI u yaala sida la dagaallanka qabiilka ,musqmaasuqa  xidhiidhka haweenka iyo xisbiga , xidhiidhka dhallinyarada iyo xisbiga.

GABAYAAGA MUJAAHIDKA AH KHADAR MACALIN QAASIM gabayadiisii aad Loola dhacay
Sidoo Kale waxa Hadlay

CUSMAAN XAAJI MUUSE
IBRAAHIN CABDI GEELE

Waxa xafladda xisbiga WADDANI soo  gunnaanaday Xidhiidhiyaha Xisbiga WADDANI “Laanta” Seattle Mr Iid mahamed ibraahin oo ka hadlay mabaadiida guud ee xisbiga sida midnimada, horumarka,nabad iyo hirgelinta himilooyinka ummadda Somaliland hiigsanayso ee ay ugu horeyso Madaxbannaani taam ah iyo horumar dheelitiran oo dhinac walba leh,waxa kale oo Xidhhiyuhu ka hadlay in xisbiga WADDANI uu taagan yahay Caddaaladda ,Sinnaanshe ,Xoriyada, Waddaniyadda iyo danta guud ee dadka iyo dalka.
Alla Mahad leh,

Afhayeenka Xisbiga WADDANI “USA
Md// Mukhtar Mure Warsame

· abdi on January 21 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>