Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Siilaanyo Oo Barito Liverpool Kula Kulmaya Jaaliyada Reer Somaliland.

Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweyne Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu maanta London uga baqoolo dhinaca magaalada Liverpool ee ku taala badhtamaha galbeedka dalka Ingiriiska iyadoo uu barito booqash ugu tagi doono nin ay walaalo yihiin oo ku jira cusbitaal halkaa ku yaala, isla markaana galinka dambe kulan la qaadan doona dadka jaaliyada reer Somaliland ee degan magaalooyinka ku yaala badhtamaha galbeedka dalka Ingiriiska oo ay ka mid yihiin Shiffield iyo Manchester.

Madaxweyne Siilaanyo oo booqasho nasasho ah toodobaadkii hore ku yimid dalka UK ayaa qaar ka mid ah website-yada cadowga ku ah Somaliland ay faafiyeen warbixino been ah oo caafimaadkiisa wax ka sheegaya.

Sida uu Hargeysa Online u sheegay gudoomiyaha Telefishanka Qaranka Somaliland ee UK Mujaahid Cabdi Bacaw, Madaxweynaha iyo xubnaha qoyskiisu waxay dhawrkii maalmood ee ina soo dhaafay ku sugnaayeen goob lagu nasto oo ku taala duleedka London.

Mr Bacaw oo arintaas ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi “Intaan madaxweynaha arkayey wali maan arag maalin uu maanta ka caafimaad wanaagsan yahay, cimriga, caafimaadka iyo irsiqa Illaahay baa haya. Kuwa caafimaadka Madaxweyne Siilaanyo wax ka sheegayaana shuquladii Illaahay bay galeen oo iyaga waxba ku sii tiigaali maayo.

Laakiin siyaasadu markay halkaas oo kale kula gasho ma jirto raqiisnimo iyo sufiihinimo ka hoosaysaa”.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· abdi on January 31 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>