Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qaraxyo saaka lagu burburiyay baallayaasha Qorraxada ku shaqeeya.

Baalayaal ka mid ah kuwa qorraxda ku shaqeeya ayaa saakay waaberigii hore lagu qarxiyay xaafadda Al-baraka ee degmada Hodan, iyadoo ay ka dhasheen qaraxyadaas dhaawacyo gaaray dad dhimirka la’ oo la daweynayay.

Qaraxyadan oo loo adeegsaday miinooyin ayaa lagu burburiyay laba baalle, iyadoo dadka dhaawacyadu ay soo gaareen oo ka badan shan qof la sheegay inay ku jireen xarun dadka dhimirka la’ lagu daweeyo oo ku dhaweyd mid ka mid ah baallayaasha la qarxiyay.

“Waaberigii saaka waxaa dhacay qaraxyo waaweyn oo lagu burburiyay laba ka mid ah baallayaasha ku shaqeeya cad-ceedda, waxaana qaraxyadaas mid ka mid ah uu sababay dhaawaca dad waalan, kuwaasoo xaaladoodu ay aad u daran tahay,” ayuu yiri ruux daggan xaafadda Al-Bakaraka ee degmada Hodan.

Dhaawacyada dadkii waxyeelladu gaartay ayaa saakay loo qaaday goobaha caafimaadka si loo daweeyo, iyadoo tani ay noqonayso markii ugu horreysay oo baallayaal la qarxiyay ay ka dhashaan dhaawacyo noocan oo kale ah.

Ma jirto cid sheegatay inay ka dambeyso qaraxyada lagu burburiyay labadan baalle ee ay ku xiran yihiin nalalka ku shaqeeya cad-ceedda, waxaase horay loogu eedeeyay inay ka dambeyso Al-shabaab.

Jidka soddonka oo ah halka ay ka dhaceen qaraxyadan ayaa ka mid ah jidad sannadkii hore uu maamulka gobolka Banaadir ka hirgeliyay baallayaasha ku shaqeeya cad-ceedda ee habeenkii ifa, iyadoo baallayaasha waddadaas ku yaalla dhowr jeer oo hore la qarxiyay.

Maamulka degmada Hodan iyo kan gobolka Banaadir ayaan weli ka hadlin qaraxyada xalay lala beegsaday baallayaasha ku shaqeeya cad-ceedda ee ku yaallay xaafadda Al-baraka ee degmada Hodan.  

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· abdi on January 31 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>