Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday.

Waxaa goor dhaweyd ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo beryahan xanuunsanayay.

Geerida Ra'iisal Wasaarihii hore waxaa Hargeysa Online u xaqiijiyay Abdisalaan C/qafaar Xaaji Xuseen oo ah wiil uu adeer u yahay marxuumka . Marxuumka ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Jaamacadda ee Magaalada Minneapolis.

Alle ha u naxariistee C/risaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa Ra'iisal Wasaarihii labaad oo ay yeelato Soomaaliya oo xor ah, wuxuuna xilka hayay intii u dhaxeysay 14-kii June 1964  illaa 15-kii July 1967. Waxaa xilka Ra'iisal Wasaarenimada kaga horreeyay Alle ha u naxariistee C/rashiid Cali Sharma-arke oo xilka Ra'iisal Wasaarenimada hayay intii u dhaxeysay 12-kii July 1960  illaa 14-kii June 1964.

 

Hargeysa Online.

New York

· xaaji on February 01 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>