Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Musharrax Soomaaliyeed oo u tartamaya jago Minnesota.

Musharraxa Siyaad Cali oo u tartamaya jagada Minneapolis School Board ayaa xalay daah-furay ololihiisa doorasho, waxaana xafladda ballaraan oo lagu taageerayay ay ka dhacday hoolka shirarka iyo xafladaha ee Safari ee magaaladda Minneapolis.

 

Siyaad wuxuu sheegay in sababaha ku kalifay ka qeybgalka doorashadan oo dhici doonta bisha Novermber ee dabayqaada sanadkan markii uu cilmi baaris ku helay hoos u dhaca waxbarashada ee dhallaanka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in 50% ay dhalinyarada Soomaaliyeed saaqidiin noqdaan, taasina ay sabab u tahay tix galin la’aan iyo maqnaansha codka qoomiyada Soomaalida.

“Waxaa ii qorsheysan in haddii aan ka mid noqdo golaha waxbarashada ee Minneapolis aan miiska soo saaro qorshe ah in ardayda ku liidata waxbarasha la siiyo fursad ah in macallimintu guryahooda ugu tagaan, si loo heli jiil waxbarashada ku wanaagsan oo aan ka lumin jidka toosan” ayuu yiri Siyaad Cali.

“Ardayda Soomaaliyeed waa ka tayo hooseeyaan ardayda kale ee Iskuulka la dhigta, taasna waxaa sabab u ah caddaalad darrada ka jirto maamulka goobaha waxbarashada , waxaanse ballan qaadayaa inaan ku gor-gortamo horumarinta waxbarashada dhallaanka SOomaaliyeed” ayuu sii raaciyay Siyaad.

somali_u_tartamaysa_kuraas_minnesota_1.jpg

somali_u_tartamaysa_kuraas_minnesota_2.jpg

somali_u_tartamaysa_kuraas_minnesota_3.jpg

somali_u_tartamaysa_kuraas_minnesota_4.jpg

somali_u_tartamaysa_kuraas_minnesota_5.jpg

somali_u_tartamaysa_kuraas_minnesota_6.jpg



Dadkii ka soo qyb galay xafladan waxaa ka mid ahaa Cabdi Wasame ah guddoomiyaha deegaanka 6-aad ee dowladda hoose ee magaaladda Minneapolis.

“Kursi ka muhiimsan midka uu Siyaad Cali u tartamayo ma jiro, waayo waa mid waxbarasho iyo bar-baarin iyo badbaadinta ubadkeena iyo mustaqbalkooda, sidaa daraadeed waxaan qof kasta oo Somalia ah oo ku nool magaladan ka codsanayaa inuu dhaqaalihiisa iyo codkiisaba ku taagero Siyaad Cali” ayuu yiri Cabdi Warsame.

Cabdi Maxaay oo isna ah xubin ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minneasota, kana shaqeeya arrimaha bini’aadanimada, gaar ahaan caafimaadka ayaa soo dhaweeyay musharaxa Siyaad Cali, wuxuuna shegay inuu yahay nin aragti dheer oo wax badan ku soo kordhin kara bulshada Soomaaliyeed.

Siyaad Cali wuxuu hada ka tirsanyahay xaafiiska haweeneyda la yiraahdo Amy Klobuchar oo ah US Senator laga soo doorto gobolka Minnesota, wuxuna ka baxay jaamacada University of Minneasota, isagoo bartay tacliinta sare.

 


Hargeysa Online

 New York,US

· xaaji on February 02 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>