Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland Oo U Dabaal Dagay Aas-aaskoodii 20tan guuradii.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgallay munaasibadda 20 guuraddii ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Militeriga Somaliland.

Munaasibad balaadhan oo loo sameeyey dabaaldega maalinta la aasaasay ciidanka Militariga Somaliland, ayaa lagu qabtay taliska guud ee ciidankaasi, waxaana ka soo qaybgallay wasiirka Gaashaandhiga, Gudoomiyaha golaha Wakiiladda, wakiilka Itoobiya u jooga Somaliland, taliyaha ciidanka Qaranka, xildhibaanno iyo marti sharaf kale oo badan.

Sidoo kale, waxa lagu soo bandhigay Riwaayad ka turjumaysa qiimaha ay leeyihiiin ciidanka iyo sida ay mar walba ugu  jiraan difaaca qaranka.

Madaxweyne ku xigeenka oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in darajooyinkii ciidanka la siiyey ay sharaf iyo kala sarayn ku soo kordhisay ciidanka, isla markaana ay dawladu mar walba ku dadaalayso horumarinta iyo kor u qaadidda ciidamada kala dawan ee Somaliland, isagoo sheegay in sanadkii kowaad ee xilka la wareegeen ay ciidamada u kordhiyeen 100%, isla markaana waxa uu sheegay inay ku guulaysteen inay bixiyaan darajooyinmkii ciidanka.

Sidoo kale, waxa uu madaxweyne ku xigeenku baaq u diray maamul goboleedka Puntland oo uu sheegay in aanay ku soo xadgudbin xuduudda Somaliland, isla markaana aanay khilaaf iyo dhib u horseedin goboladda bariga Somaliland.

Taliyaha ciidanka Militariga Somaliland Gen:Ismaaciil Shaqale ayaa sheegay inay labaatankii sannadood ee ay  ka dambaysay aasaaska ciidankan ay xukumadihii kala dambeeyey wax badan u qabteen, isla markaana ay joogaan heer laga dhisay aqoontoodii iyo qalabkooddii.

Sidoo kale waxa iyaguna halkaasi ka hadlay wasiir ku xigeenka gaashaandhiga iyo xubno kale kuwaas oo dhamaantood hambalyo u diray ciidamadda militariga iyo carurtooda iyo xaasaskoodaba.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online. 
Hargeysa Somaliland.


ciidankaqaranka1.jpg

ciidankaqaranka2.jpg

ciidankaqaranka3.jpg

ciidankaqaranka4.jpg

ciidankaqaranka5.jpg

ciidankaqaranka6.jpg

ciidankaqaranka7.jpg

ciidankaqaranka8.jpg

ciidankaqaranka9.jpg

ciidankaqaranka10.jpg

ciidankaqaranka11.jpg

ciidankaqaranka12.jpg

ciidankaqaranka13.jpg

ciidankaqaranka14.jpg

 

· xaaji on February 02 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>