Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Soo Xidhay, Cali iyo Baashe Oo Mudenayaal Dhaarsan Ku Horjooga Aqalka.

Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee saaka ayaa lagu kala kacay ka dib markii ay soo galeen Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo wata ciidamo Tiro Badan.

 

Fadhigan oo uu markii hore shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa habsami u socodkiisii waxa khalkhal ku abuuray Ciidamada Tirada badna oo ay dalbadeen sida ay wararku sheegayaan Labada Guddoomiye ku xigeen.

Guddoomyaha Golaha Wakiilada ayaa ka guddoomay mudaneyaal soo gudbiyay laba mooshin, kuwaas oo kala ahaa in wax ka bedel lagu sameeyo Xeer Hoosaadka Aqalka Wakiilada iyo waliba xildhibaano.

iyaguna sitay mooshin dhigay in la dheereeye Kalfadhiga Aqalkaas oo maanta ku eekaa.

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ku war geliyay Mudaneyaasha in labadan Mooshin uu gudbin doono Sharci Yaqaanka Golaha Wakiilada si uu uga soo baaraan dego, halkaasna uu fadhigoodu ku xidhan yahay.

Markii uu fadhigu soo xidhmay ayaa waxa hoolka ka dareeray Guddoomiyaha Golaha wakiilada iyo xildhibaanada intooda badan, halka ay ku hadheen Xaruntii Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka dib markii uu soo xidhay Fadhiga Saaka warbaahinta la hadlay waxaanu sheegay in ay xukuumaddu si weyn ugu hawlan tahay sidii ay u burburin lahayd Golaha Wakiilada, awoodeedana isugu geyn lahayd in uu fadhigaasi halkiisa ka sii socdo.


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online. 
Hargeysa Somaliland.


 

· xaaji on February 09 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>