Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Laaca Aragtaye Laaga Ma,Ogtahay?

 

Marka Hore Waxaan Salaamya saxaafda Iyo Shacabka qaaliga Ah ee Reer Somaliland Waxaan Leeyahay Waslaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarkaatu
Anigoo Aan Indhawayd Qalin Qadadnin Ayaa hadaba marka Hore Waxaan Idiin Sheegaya  Waxa igu Kalifay  Maanta Inaan Qalinka Kor U qaadao Kuna Tilmaamo Kuna Shego Turxaanta Iyo Carqalada Iyo Xiisada Siyaasadeed Ee Ka oogan Golaha wakiilada Jamuuriyada Somaliland
Waxa Hadaba Dadwaynahu Had Iyo Jeer Ay Dhaga Dhageeyaan saxaafda Iyo waxay Qoraan Iyadoo Ay Jiraan saxaafad badan Oo Ka qayb Qaata Xumaanta Iyo xasarda Iyagoo Midba Mid Uu taageeraayo.
Geesta Kale Waxa Lagu Mashquulay Xirsibaa Xasrada wada Iyo Xukumada wada Iyo Cabdi Raxmaan Ciro Ayaa Awood Koradhsi Raba Oo waxan Ka dambeeya 
hadaba hadaan U soo Gondo Dago Ujeedad maqaalkan waxaan Idiin Sheegaya Inay Jirto Carqalado kale Oo Ku Dhex Jira Golaha 
1) Waxa Jira gacan Shisheeye Oo Ku Deeqaday Dhaqaale Lagu Bur Buriyo Golaha Baarlamaanka Iyo Guud Ahaanba Jiritaanka Somaliland Taas oo Ay gacan saar La Leeyihiin Niman waaway Oo Madax Sheeganaaya Oo Kamida Mucaaridka Somaliland Jecelse Inay Dunto Somaliland waxanad Ogaatan Inay kashifan Yihiin Dhawaana La Soo bandhigaaya fadeexadooda Iyo Malafkoodaba Kuwaas Oo Baryahan dambe Aad Ugu Xadfan Cadawga Sonmalilansd Iyagoo Ka SAoo qaata Lacag Iyo Agabkale oo waxyeelo Loogu Gaysto Qaranimada Somaliland Iyagoo Is Leh Laydinma Oga.
2)Waxa kale oo Jira Niman waawayn Oo Kamida Ururadii Hadhay lan Baxay Golaha Toosinta Lugahana Kula Jira Xin Iyo xasarda Isku Dir Si Ay Ugu Guulaystaan Inay Caqabado  Ay Ka Gudbi Waydo Dawladu Ay Hor Yimaadaan Si dabadeed Ay Xukumada Axmed Siilaanyo U Dunto Iyagoo Indhaha Ka Laliyay QARANIMDA SOMALILAND Indhahooduna Ay Ku Maqan Yihiin Colaada Ay U hayan Xukumada Axmed Siilaanyo Taasina waa Aqoon Xumo Waxse wanaagsanayd Inay Qaranimada U Tudhaan.
3)Waxan Hadaba U Soo Jeedinay Shacabka Xorta ah ee Reer Somaliland Ee Jecel Qaranimada Sonmaliland Inay Hoos U Ogaadaan Una Fiirsadan raga Usoo Hub Gurtay waxyeeelada Qaranimada Somaliland Meelna Ay Uga Soo wada Jeestaan waayo Somaliland Waa Qaran Jira Oo Jiri Doona Laakiin Xukumada Axmed Siilaanyo Bari Ayay Iska tagaysaa waxaana Imaanya Mid kale waxaan Markaa Leeyahay Shacabka xalaasha ah  Iska Difaaca kala qaybsanaanta Qabyaalada Indhahan Ku haya Ninka Iyo saxaafada ka Shaqaynaysa Xasrada Iyo Xinka Somaliland Waxa badbaadinaaya Ilaahay Iyo Xeerbeegtida Insha allahu.
Wabilaah Tawfiiq Ilaaahay Khayrka hayna waafajiyo aamiin Aamiin
Somaliya Ilaahay  Xaqa hagarnsiiyo Hawna Gargaaro Aamiin Aamiin 
Somalilansd Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo.

By Abw, Sidiiq Aw Farah Gabaar

 

· ifraax on February 11 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>