| ||
|
Gudoomiyaha wajaale oo iibiyey afaafka hore ee dugsiga hoose una fasaxay in uu ganacsade ah.
Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo caadaystay baryahandanbe iibinta jidadka iyo dhulka danta Guud ah iyadoo ay isa soo tarayaan hagardaamooyinka uu kuhayo bilicda magaalada Godoomiyaha oo fasaxay islamarkaana u ogooladay inuu dhisto barxada dugsiga hoose ee degmada togwajaale halkaas oo ahayd barta kaliya ee marka iskuulka lagasoo daayo nasosaaca ay ahayd mashekaliya ee banaan halkaa oo uusiiyey ninka layidha xasan jide oo hore udaganaa dhul dan GUUD ah oo ayhayd halkii ay ku ooli jirtay warshadii laydhka wajaale ushidi jirtay iyadoo wali anay kahadal wasaarada waxbarashadu balsee ay dadku kacadhoodeen magaalada togwajaale oo gashay marxalad adag iyo maamulxumo ragaadisaysay habsami usocodkii adeega bulshada iydoo Gudoomiyaha wajaale uu ka seexday shaqadii qaranku u igmaday kana gaabiyey xilkii loosoo magacaabay inuu u guto sidii loogu talagalay balse suuuqa uu udirtay niman dilaalin ah oo uu umagacaabay waxda dhulka islamarkaana GIMIDA ama qiimeya baradayaasha ay fasaxayaan kana qaata lacago dhan 1500 oo dillarka USA iyada oo ay isasootarayso cabashada GANACSATADA Gudoomiyaha magaalada togwajaale oo baryahandanbe xidhiidh Dhow layeeshay finaaska ETHIOPIA iyo wasaarada arimaha gudaha oo ku ilawday nidaamka macangaga ee umadu khaatiyaanka kataagan tahay isaga oo ku sifoobay dulmiga eexda iyo kalasaarid la,aan gadhkana iskuwada galiyey beelihii sida nabadaa uwada degenaa una wada shaqaysanayey magaalada wajaale oo ah magaalo ganacsi qaali ah islamarkana magacweyn ugu fadhida jamhuuriyada somaliland ayaan ilaahada aan hein maamul daacad ah karti iyo aqoon uleh bulshada uganacsi imanaya iyada oo ay intaa dheer tahay fadeexado musuqmaasuq oo dulhoganayo xafiiska Gudoomiyaha togwajaale waxaan xukuumada somaliland usoo jeedinayaa aniga oo ah maxamed cabdilaahi Qombor in wajaale losoo diro kormeerayaal iyo odhad xisaabiya hantida umada ee sida sharcidarada ah loogu tagrifalayo waxaana ku rajowaynahay ina si deg deg ah uga soo jawaabi doonto xukuumada somaliland MAXAMED CABDILAAAHI QOMBOR TEL 00252634177785 TOGWAJAALE SOMALILAND
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|