| ||
|
Beesha Ciidagale Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamustay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.Beesha Koonfurta Bariga Iyo Badhtamaha Caasimada Hargaysa ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamustay garaad jaamac garaad ismaaciil oo ka mida garaadada gobolka sool.
Qado sharaftan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan waxgaradka aqoonyahan madax dhaqameedka siyaasiyiinta beesha ciidagale . Maxamed Xasan dheere.
|
|
|
Render time: 0.16 seconds
|