Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamadda Ciidanka oo Dil ku Xukuntay Wiilal Dilay Gabar.

 

 

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil ku xukuntay laba wiil oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil bishii Abriil ee sannadkan degmada Yaaqshiid dil toogasho, iyadoo xabsi sannado ah lagu riday haweeney la sheegay inay dhallinyaradan u fududeysay dilka. Labadan wiil ayaa waxaa soo qabtay ciidamada nabadsugidda Qaranka, iyadoo lagu eedeeyay inay dileen gabadha ardaydda ahayd oo lagu magacaabi jiray, Nafasio Cismaan Salaad, kaddib markii gurigooda lagala soo baxay. Shaafici C/casiis Xirsi iyo Xasan Maxamuud Cabdi (Salmaan) ayaa horay u qirtay inay ka dambeeyeen dilka gabadhaas, waxaana marqaatiyeyaal la horkeenay maxkamadda maanta ay qireen inay labadan dhalliyarada ah si wadajir ah u dileen Nafiso. Dhallinyaradan ayaa waxay sheegeen inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayna ka dambeeyeen dilka, iyagoo xusay inay labadooduba dileen ayna u dileen inay u shaqeynaysay hay’ado shisheeye ah. Guddoomiyaha darajada koowaad ee maxkamada ciidamada, Col. Liibaan Cali Yaroow ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka ah ee lagu riday labadan ruux ee ku eedeysnaa dilka gabadhaas, kuwaasoo horay u codsaday in dowladdu ay cafis u fidiso, maadaama ay khaladka galeen. Sidoo kale, Col. Liibaan Yaroow ayaa ku dhawaaqay xukun 10-sano oo xabsi ah oo lagu riday Deeqo Diraac oo lagu eedeeyay inay ka tirsan tahay Al-shabaab, ayna caawin jirtay dhallinyarada dilalka geysta. Ehellada Nadiifo Cismaan ayaa horay u dalbaday in xukun dil ah lagu rido kuwii dilay gabadhooda, iyadoo xukunkan uu ahaa mid la wada-sugayay; iyadoo aan la sheegin xilliga lagu fulinayo xukunka labada wiil ee toogashada lagu xukumay. 

· ifraax on May 31 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>