Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya laba Nin oo Ganacsato ah oo ku xidhan Madaarka Hargeysa.

Wararka ayaa sheegaya laba Nin oo ay shalay Booliisku ku xidheen madaarka hargeysa in ay yihiin Ganacsadayaal waaweyn oo Somaliland iyo Somaliya ba ganacsiyo kala duwan ku leh.

faddLabada nin ayaa la sheegayaa in ay wanjaleen kooxo kale oo Ganacsato ah kuwaas oo ay Tartan ugu jiraan Maraakiibta Koontiinarada xambaara oo labada Nin midkood leeyayahy, halka ka kale ee Reer Somaliland ee la xidhana ay ku wada socdeen in ay Dekedda Berbera ku soo xidhaan.

Ganacsiga uu leeyahay ninka la xidhay oo inta badan ka socda Somaliya ayaa ah nooc ka jaban ka ay shirkaddaha haysta Koontiinaradu Somaliland adeegsadaan, waxaana la sheegaya si aanay u soo caga dhigan Dalka in laga hortago.

Ilo wareedyo u dhuun daloola xadhiga labadan nine e ganacsatada ah ayaa sheegaya in xadhigooda uu maleegay nin Xildhibaan ah kaasoo la sheegay in uu madaarka ku sii diyaarsaday booliiska qabtay labadaas nin isla markaana markii uu hubsaday in loo xidhay faryara bidix ka baxay.

Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa ku soo badanaya Dalka, iyadoo qofkii la doonayo in la xidho loo maleego eedo been abuur ah oo salka ku haya halka maanta caalamku u nugul yahay ee ah waa Argagixiso iyo waa kuwa maal-galiya.

Ganacsatadan la wanjalay ayaa qorshahoodu ahaa in ay la kulmaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo si ay hawlo ganacsi oo ay gacanta ku hayaan ugu bandhigaan isla markaana Somaliland ku soo kordhiyaan adeegyo jaban oo casri ah.

Ganacsatadan ayaa degan dalka Imaaraadka waxaanu midkood ganacsi balaadhan ku leeyahay Somaliland, halka ka kale ay tahay markii ugu horaysay ee uu Dalka yimaado isagoo asalkiisu yahay Somali Maal-qabeen ah.

Ciidamadda Booliiska ayaa marar badan gacanta ku dhiga dad aan danbiilayaal ahayn balse looga faa’iidaystay, waxaanay Kiisaska soo gala Booliisku u qaybsamaan kuwo rumooba iyo kuwa Beenooba, inkasta oo loo baahan yahay qofka la tuhmo in aan markiiba xadhig lagula deg deign ee xuuraan iyo dabagal lagua sameeyo haddii aanu danbi culus oo markaa halis ah aanu wadin.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

 

· ifraax on June 02 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>