| ||
|
Waxa lagu qabtay magaalada seattle,wa xaflad xisbiga waddani oo loogu talagalay dardar galinta taageerayaasha xisbiga.
Xafladani Oo Aad Loo Soo Agaasimay Waxa ka soo Qab Galay Taageerayaal Aad U Fara Badan Xafalada Oo Ku Furantay Aayadaha Quraanka Kariimka Ah Kadib Waxa Makarafoonka La Wareegay Gudoomiyaha Gobalka Waashinton Md// Bashiir Ahmed Jaamac Bashiir (Madadaal)Gudoomiye (BASHIIR ) Oo aad uga Waramay Gobalka Waashintona Iyo Sida Sharafta Leh Ee Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Uga soo Qab GaleenKuna Amaanay Taageerayasha Sida Hagar Laanta aha Ee ay Uga Soo Qab GalaanHawlaha Xisbiga Mar Wal Oo Loo Baahdaba Waxanu Aad Ugu dheeraaday Sidii Xusbiga Loola Shaqayn Lahaa Inataa Kadib Waxaa Aadvloogu soo Dhaweeyay Oo Inbadan Lasugayay Md/ Mukhtaar Mure WarsameAhna Af Hayeenka Qurba Joota Xisbiga Waddani Kana Mida Saraakiisha XisbigaRun Ahaantii Waxa U Md/ Mukhtar Kawar Bixiyay Mudadii U Ku Maqnaa SomalilandIyo Xaalada Wadanaku Haatan Ku suganyahaya Taasoo Dhnac Walba Uu Uga Waramay Taageerayaashi Xisbigu Aadna Ugu Diirsaday Warbixintii Kaamilka Ahayd ee u siiyay Waxa kale Oo U Ka Warmay Xaalada Maanta U Taaganyahay Xisbiga Waddani Oo U ku sheegay in Maanta Xisbigu Marxalad Aad u fiican U MarayoIsagoo Hadalkiisii sii wata Sheegayna In Maalin walba Taageerayaal Cusubi Ay Ku Soo Biirayaan Xisbiga Waddani Intaa kadib waxa kale Oo Ka hadlay Masuulinta Xisbiga Wadani Ee Gobalka Seattle Washinton iyo Waxgaradka Kowaasoo aad ugu Nuux nuuxsaday Sidii Xisbiga Loola shaqayn lahaa Loona Dardar Galinlahaa Caawimada Joogtadavah Ee ay xisbiga Ku Biiriyaan Dadwaynihii Faraha Badnaa Ee Xaflada Ka Soo Qab galay Ayaa iyaguna Balan Qaaday Inay Xisbigooda Garb Taagan Yihiin Mar Walba
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|