| ||
|
Soo dhowayn dhismaha waddada Ina Guuxaa ilaa Awaare.Bismillaahi Arramanirraxeem. Warbaahinta sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.
Waxaanu diyaar u nahay in aanu la shaqayno. Wa billaahi tawfiiq
Guddomiyaha beesha Ciidagale ee deggen UK.
Deeq Cabdi Digale.
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|