Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qoyska Madaxwene Siilaanyo Oo Guri Qaali Ah Oo Nooca Raaxadda Ah Ka Iibsday Xaafada Chelsea Ee West London.

 

Marwada Madaxweyne Siilaanyo Amina Maxamuud Jirde( Amina Weris )ayaa dhawaan Guri weyn oo nooca raaxada ah ka iibsatay xaafada Chelsea ee west london ee cariga ingiriiska(UK).


Gurigaasi ayaa Qoyska madaxtooyadu ku iibsadeen sagaal boqol iyo sagaashan kun oo poundka ingiriiska ah(990.000£) una dhiganta qiyaas ah Hal milion Todoba boqol oo kun oo Dolar( 1.700.000$).

Sababta safarkii ugu danbeeyey ee Marwo Amina Weris ku timid magaalada london waxay ahayd suaalo bankigii guriga ku wareejinayey Amina Weris weydiinayey oo ay ka mid ahayd( Xagaad ka keentay lacagta xadigan leh iyo la kaalay mudadii aad ingiriiska joogtey meelihii aad ka soo shaqeysey si loo ogaado halkaad ka keentay lacagta xadigan leh).

Waxaa cadaatay in Amina Weris aysan weligeed ka shaqeyn cariga ingiriiska balse Amina weis ayaa madaxda baanka u sheegtay in lacagtaasi ay caruurteedu ka shaqeysteen cariga ingiriiska odeygeeduna uu mushaar fiican qaato maadaama uu yahay Madaxweynaha Somaliland.

Baankii guriga u kala wareejinayey Amina Weris iyo dadkii ay ka iibsatay guriga ayaa la yaabay jawaabta Amina Weris waxay kale oo la yaabeen in Madaxweyne Dal aan la ictiraafin oo sabool ah uu lacag intaasi le’eg uu mushaar u qaato.

Hadaba akhristayaalow aan Su’aal idin weydiiyee Halkay Amina Weris Lacagta xadigaasi leh ka keentay?

 

 

Safiya axmed Faarax
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
London,Uk.

· ifraax on July 04 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>