Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Deg deg: Dagaal xoogan oo mar kale dib Uga Qarxay gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala matalaya maleeshiyaad dhawaan ku dagaalamay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu maanta ka dhacay deegaanka Lambar 50.

 

Dagaalka ayaanan la ogeyn sababta rasmiga ee ka dambeysay inuu ka bilowday deegaankaasi, iyadoo maalmahaan ay socdeen dadaalo la doonayay in lagu dhameeyo xiisada u dhaxeysa dadkaasi.

Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid xoogan oo saacado ka socday deegaankaasi, ayna jiraan qasaaro soo kala gaaray dhinacyada ku dagaalamay gobolka Shabeelaha Hoose.

Xaalada deegaanka ayaa ah mid kacsan , waxaana mararka qaar la maqlayaa dhawaqa rasaas googoos ah oo ka dhacay deegaankaasi oo maanta ay ku dagaalameen maleeshiyaadkii dhawaan isku fara saaray halkaasi.

Waxaanan la ogeyn heerka uu la egyahay qasaaraha kad hashay dagaalkaasi, laakiin waxaa soo baxaya warar sheegaya in dhimashada iyo dhaawac ay u badan yihiin dhinacyadii ku dagaalamay deegaankaasi.

 


Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on July 04 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>