Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dawladda Denmark oo Somaliland ka codsatay in loo soo gacan geliyo Muwaadin Somalilander ah.

Denmark(Hargeysa Online) Warbaahinta Dalka Denmark ayaa shalay si xoogan uga hadashay nin Reer Somaliland ah oo dalkooda danbiyo ku soo galay, kaasoo ay Somaliland ka dalbadeen inay usoo gacan galiso, sii Dalkaasi loogu Maxkamadeeyo.


Telefishanka Qaranka Dawladda Denmark bartiisa Internet-ka oo ah http://www.dr.dk/Nyheder/Indland/2014/07/08/113907.htm ayaa shalay lagu baahiyey Dawladda Denmark inay u gudbisay Somaliland codsiga ay ku doonayaan, balse illaa hada aanay jawaab ka helin, hase yeeshee ay xidhiidho la sameeyeen.

Sarkaal haysta Qaybta Dilalka Dawladda Denmark Jens Møller Jensenoo isna xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay Xeer ilaalinta Guud ee Somaliland ka dalbadeen soo celinta ninkaasi Somalilanderka ah ee haysta dhalashada Denmark oo ku Eedaysan inuu Dil ka soo geystay Dalkooda ka hor intii aanu soo baxsan, waxaanu si cad u sheegay inay wasaaradda Arrimaha Dibeda kala xidhiidhayaan arrintan.

Dhinaca kale, Muwaadin Somalilander ah oo ku sugan dalka Denmark ayaa sheegaya in Dawladda Denmark qoraal af-somali ku turjuman oo codsi ah usoo dirayso Booliska Somaliland, kaasoo ay ku dalbanayaan soo celinta Muwaadinkan danbiga loo haysto.

Ninkan Dawladda Denmark doonayso oo la yidhaa Cumar Xasan Cumar ayey Booliiska Somaliland qabteen dabayaaqadii bishii Juun, illaa hadana ma jirto war ay ka soo saartay qabashadiisa iyo codsiga ay Denmark doonayso in loogu celiyo toona.

Warar Hoose oo ay Hargeysa Online ka heshay bahda Garsoorka ayaa sheegaya in ay Xeer ilaalintu gacanta ku hayso Kiiska ninkaas, kaasoo ay su’aalo weydiisay, waxaanay sheegeen sharciga Somaliland in aanu ogolayn in lagu celiyo Dalkii uu falka ku soo galay.

Ma cadda Go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka qaadan doonto ninkan maadaama ay dhawaan saddex nin u gacan galisay Dalka Jabuuti, kuwaas oo aanay marin hay’addaha Garsoorka Dalka, arrintaas oo uu illaa hada khilaafkeedu taagan yahay.

Dawladda Denmark waa dalka kali ah ee si toos ah Somaliland u siiya Mucaawinooyin kala duwan, isla markaana uu safiir rasmi ahi ka joogo Xafiis ay hargeysa ku leeyihiin.

http://www.dr.dk/Nyheder/Indland/2014/07/08/113907.htm

 

Ayaan maxamed cismaan.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on July 09 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>