| ||
|
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Dhismaha Wasaarada Duulista.Hargeysa(Hargeysa Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray dhisme Cusub oo loo dhisay Wasaarada Duulista iyo dhawr Mashruuc oo laga Hirgaliyey Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa. Maxamed Xasan dheere.
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|