Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

C/raxmaan Cirro oo arday Soomaaliyeed kala qayb-galay xaflad Qalin-jabin.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi cciro ayaa magaalada Addis Ababa uga qayb-galay munaasabad qalin jabin ahayd oo ka dhacday hoolka shirarka Midowga Afrika ,taasi oo madax kala duwan ay soo xaadireen.

 

 

Waxaa xafladdan ku qalin-jabinayay arday Soomaaliyeed oo qaybo badan isugu jiray ,kuwaasi oo qaarkood ka kala yimid gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah ,iyadoo ardayda qalin jabisay ay ku jireen kuwa ka soo jeeda maamulka Somaliland. "Waxa farxad noo ah in aannu idin kala soo qayb-galno xafladdan lagu qabannayo xarunta Midowga Afrika oo ah meesha laga soo saaro go’aamada dalalka Afrika,waana idiin kugu hambalyaynayaa guusha aad ka gaarteen waxbarashada"ayuu yiri Cirro oo la hadlayay ardaydan oo qaar kamid ah ay ajaanib ahaayeen. Tirada ardayda Soomaalida ah oo kor u dhaafaysay 80 arday ayaa ka baxay jaamacadda New Generation ee Addis Ababa ,waxaana ay dhamaysteen kuliyadaha kala ah ,Global Studies and International Relations,Bussiness Adminstaration,Computer Science,Human Resource Management iyo waliba Accounting. Madaxawaynaha Jaamacaddaha New Generation Prof. Matiyus Gijili oo la hadlay ardayda ayaa ka codsaday in cilmiga ay barteen ay dib ugula laabtaan dalalkii ay ka yimaadeen ,isagoo oo xusay in Somaliya iyo Itoobiya uu ka dhaxeeyo xiriir wanagsan oo dhanka waxbarashada ah. "Dareenkayga halkan kuma cabirri karo runtii aad ayaan ugu faraxsanahay inaan kamid ahay ardayda maanta goobtan taariikhiga ah ku qalin jabiyay "ayuu yiri Fahad Jamac oo kamid ahaa ardayda reer Puntland ee iyagana qalin-jabiyay ,kuwaasi oo qayb muhiim ah ka ahaa ardaydan. Ugu danbayn, wasiirka beeraha iyo dalxiisa Itoobiya Amin Abdul-kadir ayaa goobta ka sheegay in uu hambalyeynayo ardayda dhamaystay jaamacadda NGUC ,isaga oo u mahad-celiyay maamulka jaamacadda iyo waalidiinta ardaydii dhamaystay waxbarashada,waxaana dufacdan ay noqonaysaa tii labaad oo ku qalin jabisa hoolka shirarka ee African Union.

HargeysaOnline.Net

 

· abdi on August 17 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>