Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gacan ku dhiigleyashii dilay Wariye Timacade lasoo bandhigay.

 

 

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday labo dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay dilka Wariye Maxamed Maxamuud Timacade iyo Cawil Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ayaa waxay qirteen eedeymaha loo soo jeediyay.
Muuqaalka labadan dhalinyaro oo lagu kala magacaabo Cali Bashiir Cismaan iyo C/laahi Shariif Cismaan ayaa waxay maxkamadda horteeda ka caddeeyeen inay geysteen dilalka labadaasi marxuum, isla markaana qorsheynayaan dilal kale.
Waxay Maxkamadda sidoo kale xabsi Lix bil ku xukuntay Aabe Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cusmaan Cali Maalin oo dhalay Daahir Cusmaan oo horay maxkamadda dil toogasho ku xukuntay wiilkiisa. Waxaana lagu soo eedeeyay Aabahan inuu dayacay ilaalinta wiilkiisa oo ku biiray al-Shabaab.

Halkan ka daawo.

 

HargeysaOnline.Net

· ifraax on August 27 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>