Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxa Wali Xidhay Ee Loo hagraday Airport-ka Magalada Burco.

 

Marka Hore Waxaan salaamaya Saxaafada Dhex-dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qiimaha Badan Gudaha Iyop Dibadab waslaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatu 
Markalabad waxa Is waydiin Mudan Waxa Loo Hagrasday Loona furi Waayay Loogana war-Wareegaayo Madaarka Magalada BURCO OO Ah Halbawle Ay Baahi Qaban Dhamaanba Gobolda Bariga Somaliland 
Iyadoo Sidaynu Wada Ogayn Ay Qurba Jooga Reer Somaliland Iyo Kuwa Gobolka Togdheerba U Kaceen Kuna Caawiyeen Dhaqaale Aad U Badan hadab Hadii Loo Hagar Baxay Muxuu Wasiirka Duulista Iyo Hadawad oo Ah Mid Ku Dhashay Magalada Burco waxan Ku Bartay uga Caga Jidaya ee Hadab waxaan Ku Guubabinaya Dhamaanba Bulsha waynta Degta Bariga Soomaliland Inay Ka Hadlana Kana Mudaharaadan Hadii Si Deg Dega Loga Jawaabi waayo Baaqayada Iyo Maqalada Aan Kaga hadlayno
waxaanan Si Gaara Uga Codsanayna Dawlada Iyo Madaxwayanahaba Inay Si Deg Dega Uga Hadalan Una Dhamays Tiraan Madaarka Magalada Burco Hadii Kale Ay Sheegeen Caqabadaha Hor Taagan Wixii Intaas Dhaafasani Waa Hagrasho Badheedha Ayaanu Leenahay Hadaanu Nahay Jaliyadaha Qurba Jooga Bariga Somaliland.
WABILAAHI TAWFIIQ 

By Qurba-Joogta Bariga Somaliland
· abdi on September 03 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>