Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamadda Gobolka Saaxil oo xayirtay Maxjar cusub oo Berbera.

Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa xayiraad saartay dhul laga samaynayey Maxjar saddexaad oo ay magaaladda Berberi yeelato, kaasoo ay ku shuraakoobeen Ganacsato Xoolaha Dhoofisaa.
Sida uu ku soo waramayo wariyaha Farriinnews.com waxa ay Maxkamaddu xayirtay Maxjarkan oo muddo socday, kaasoo uu hore u daadifeeyey Isuduwaha wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Gobolkaasi.
Warku waxa uu intaas ku daray in isla goobta Maxjarka laga joojiyey ay la wareegeen Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland, halkaas oo la sheegay in uu ku sii jeedo Taliyaha Ciidankaasi.
Sidoo kale, warka wariyuhu soo diray waxa uu intaas raacinayaa in saddex baabuur oo Landcruisero ah oo ay lahaayeen ganacsatada Maxjarka dhisanaysay laga xayiray kuwaas oo uga soo degay Dekedda Berbera.
Goobta la isku haysto oo ahaan jirtay Xeradii Ciidanka difaaca ee Lama galaay ayaa ah goob ku taala duleedka magaalo xeebeeda Berbera, halkaas oo la sheegay dawladda Hoose ee Berbera inay u sharciyeysay dad shicib ah, kuwaas oo ka Iibiyey ganacsatada Maxjarka ka samaysanaysay.

 

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online.
Hargeysa Somaliland.

· ifraax on September 03 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>