Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dowlada Sucuudiga oo ka fikiraysa inay rarto qabriga Nebiga Muxamed NNKH .

 

 

Dhowr Maalmood ayaa waxaa si weyn looga hadalhayay warbixnno ay qoreen wargeysyo waaweyn oo ka soo baxa dalka Britain, kuwaasoo lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka fikirayso sidii ay qabriga Nebi Muxamed (NNKH) uga rari lahayd halka uu kaga yaallo.

Wargeysyada The Independent iyo Daily Mail oo warbixintan qoray 01-dii September ayaa soo xigtay daraasad 61 bog ka kooban oo  wada-tashi ku jirta, taasoo uu qoray aqoonyahan la shaqeeya dowladda Sacudiga.

Sidoo kale, warbixintan ayaa lagu sheegay in qabriga Nebi Muaxamed (NNKH) loo rarayo qabuuraha Al-baqi ee ku yaala magaalada Madiina Al-Munawara, waxaase tani ay dhalisay buuq iyo muran weyn.

Qabriga Nebi Muxamed ayaa ku yaalla gudaha masjidkii ugu horreeyay ee uu ka dhisay magaalada Madiina, kaasoo hadda ah meeesha labaad ee ugu barakada badan ee ay booqdaan muslimiinta marka laga reebo Kabcada oo ku taalla magaalada Makka Al-Mukaramah.

Sheekh Maxamed Ileeye oo ka mid ah culummada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ahna imaamka masjidka Al-Nuur oo ku yaala magaalada Settale ee gobolka Washington ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid aan laba aqbali karin.

“Arrintan naxdinta leh waa mid laga yaqyaqsoodo, waana arrin aan sinnaba lagu ogolaan karin in wajiga Nebiga ee nuurka badan laga saaro halkii uu ku aasnaa, lana geeyo meel aan la garanayn,” ayuu yiri Sheekh Ileeye oo VOA-da u warramayay.

Imaamku oo la weydiiyay in tani ay tahay markii ugu horreysay oo arrintan lasoo qaado, ayaa sheegay inaysan ahayn markii ugu horreysay, balse ay tahay markii shanaad, balse lagu guuleysan waayay.

“Waxaa jirtay in boqor ka talin jirtay dalka Masar ayaa ciidan u soo diray qabriga si Nebiga NNKH iyo labadii saxaabi ee waaweynaa loogu geeyo si uu u geeyo Masar ayna halkaas ku booqdaan dadka, waawe ku guuleysan waayay,” ayuu yiri Sheekh Maxamed Ileeye.

Muslimiin badan oo caalamka ku nool ayay arrintan ka caareysiisay iyadoo madaxda Sucuudiga oo ka hadlay ay sheegeen inaysan weli go’aan arrintan ku gaarin, balse ay tahay warbixin la iska daabacay oo aan dhab ahayn.

 

· ifraax on September 05 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>