Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baaq iyo taageero,beesha Daa,uud Ismacil Ciidagale ee Qurbaha ku dhaqan.

Bismillaahi Arramanirraxeem. Umadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.

Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland.
Ku: Axsaabta Qaranka Somaliland.
Ku: Cidkasta oo daneenaysa nabada Iyo Horumarka Somaliland
Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo GudigaDiiwaan-Gelinta

Taariikh: 5/9/2014

Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee ku dhaqan qurbaha kana soo jeeda Caasimada Hargaysa gaarahaan beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)

 

Waxaanu si buuxda uga soo hor jeednaa qorsha maldahan ee loo maamulay diiwaan gelinta madaniga ah,kaas oo lagu tilmaami karo mid aan laga fiirsan milgaha dawladnimana ka fog,waa qorshe aan isu dheelli tirnayn oo deegannada qaar si aan xad lahayn loogu badiyey goobaha diiwaangelinta qaarna aan lagu qiimayn shacbiga deggen oo si aan macquul ahayn loogu yareeyey goobahaas degmooyinka qaarna looga tegay sida degmada caasimada Hargaysa ka midka ah ee Maxamed mooge iyo degmada Sallaxlay oo ay hoos yimaadaa tuulooyin ka bada 30 tuulo loona qorsheeyey 5 gooboob oo keliya lagama fikirin dadka gaadiidku ku yaryey sida ay u soo gaadhayaan goobo masaafo ka fog u jira!,waxaa iswaydiin leh ujeedada laga leeyahay, waxaa la odhan karaa dhawr arrimood oo kala ah,in ay tahay aqoon darro oo aan looga fiirsan si cilmiyeysan,in ay tahay in dalka lagu khalkhal galiyo si ay beelaha walaalaha ahi isaga horyimadaan iyo qabyaalada caadifadaysan oo ceeb ay ku tahay cidda soo qorshaysay.

 

Shacbiga reer Somaliland waa dad walaalo ah waana dad isku dan ah oo waa dad aan kala maarmin waa dad uu horumarkoodu ku jiro midnimadooda oo ay wada ilaashadaan nabadgelyooda oo ay meel uga soo wada jeestaan waxay dantoodu ku jirtaa in ay isu damqadaan in ay cidda khalkhal galinaysa dhinac uga soo wada jeestaan si ahaantaas waxaanu u soo jeedinayna in ay xaqa wada ilaaliyaan  cadwgoodana meel uga soo wada jeestaan.

 

Dawladana waxaanu ugu baaqan ugu sheegayna in ay ka noqoto qorshahan aan shacbiga reer Somaliland ee nabada jecel aanay aqbalayn hannanka dawladnimada aanay wax yeello u soo gaadhin.

 

Waxaanu taageero mug leh ku barbar taagannay BAYAANKA AY AQOONYAHANKA IYO DHALINYARADDA BEELAHA CIIDAGALE KU QAADACEEN QORSHAHA DIIWAAN-GELINTA MADANIGA AH.


Waxaa kale oo aanu la aragati nahay kuna taageersanay baaqyada ay ka soo saareen arrintan.

Beesha Isaxaaq Care iyo Gudida Talo Iyo Tawfiiq Ee Beelaha Habar-yoonis

 Waa arrin qalloocan oo shacbiga reer somalilandna aanay oggolaanayn

Wa billaahi tawfiiq

Guddoomiyaha beesha Ciidagale UK.
Deeq Cabdi Digale.
· xaaji on September 06 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>