Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

AMISOM oo Shaacisay in ay burburisay xeryo ay lahayd Xarakada Al-shabaab.

AMISOM ayaa sheegtay inay weerartay saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanka Birta-dheer ee duleedka Kismaayo. Warsaxaafadeed ay soo saartay AMISOM ayaa sheegtay in ciidanka AMISOM ee ku sugan Jubbooyinka ay howlgalka fuliyeen, ayna beegsadeen laba xero oo ay deegaannadaas ku lahaayeen. “Xeryaha la weeraray waa kuwii ay isugu yimaadeen saraakiisha iyo xoogag Al-shabaab ka tirsan, kaddib markii ay kasoo carareen degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose oo AMISOM ay ku wajahan tahay,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka. Warka AMISOM ayaa lagu sheegay intii uu howlgalku socday in lagu dilay xubno badan oo Al-shabaab k tirsan oo ay ku jiraan dagaalyahanno ajnabi ah, tiro kelana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray; sidoo kalena lagu burburiyay labadii xero oo ahaa meel ay isku urursanayeen. “Howlgalkan oo dhcay shalay wuxuu qayb ka yahay howlgallada ay AMISOM kawaddo soomaaliya, waxaana ka qaybgalay ciidamada AMISOM ee gobolka Jubbada Hoose ku sugan iyo kuwa Soomaaliya,” ayaa lagu yiri warbixinta. Ugu dambeyn, AMISOM ayaa warsaxaafadeedkeeda ku sheegtay inay tani qayb ka tahay dadaallada ay wadaan ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ee ku aaddan sidii Al-shabaab looga saari lahaa deegaannada ay kaga sugan yihiin Soomaaliya. Ma jiro hadal kasoo baxay Al-shabaab oo arrintan ku saabsan, iyadoo sidoo kalena aysan ka hadlin dowladda Somalia iyo maamulka KMG ah ee Jubba oo ka arrimiya deegaannada Jubbooyinka ee Koonfurta Soomaaliya.

Hargeysa Online.

· abdi on September 13 2014 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>