| ||
|
Godoomiyaha Degmada togwajaale oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta.
Godoomiyaha Degmada togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo jabiyeywareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta heer gobol ilaa heer DEGMO Wareegtadaas oo lagu amrayey inay xayiraan ilaaliyaan Dhulka ay leeyihiin iskuulada dalka balse uu fasaxay maayerka wajaale dhulkaa si oo hore ay u iibiyeen shaqsiyaad dhulboob ah oo wasaarada waxbarashada katirsan ha uugu horeeyo gudoomiyihii waxbarashada wajaale maamulaha dugsiga dhexe ee xasan cawke iyo kormeeraha wajaale sikastaba ha haatee waxa baryahan danbe isasootaraya maamulka degmada tog wajaale hagar daamooyinka uu ku hayo dhulka danta guud ah hadaytahay mid ah xaga jidadka ah iyo bilicda magaalada iyada oo lagu jiro xili roobeedkii waxa magaalada meelwalba buuxa qashin iyo maamulkii loo igmaday inuu ka shaqeeyo danta guud oo aan siyaasadii xukuumada ku shaqaynayn balse ku shaqaynaya siyaasado qarsoon iyo heshiisyo gaar ah oo lala galay cid aan umada utudhayn iyo taladii oo gacanta ugashay ciil qabayaan ka faa iidaysanaya maalmaha ay joogaan dhaqaalaha umada iyo wasaarada arimaha gudaha oo gabtay shadii arimaha guda balse u tafaxadatay inay ka shaqayso arimaha dibada arintan oo mugdi galisay kalsoonidii lagu qabay in maamulguu oo suuban uu ka hanaqaado dhamaan gobolada dalka balse waxaad moodaa in la iloo bay maayaradii degmooyinka iyada oo ay dhamaan iswada taageen dhamaan barnaamijyadii horumarineed ee gobolada iyo degmooyinku sababteedana ay leedahay wasaARADA ARIMAHA GUDAHA OO KASEEXATAY SHAQADII QARANKA AY uhaysa iyada oo ku mashquushay citiraaf raadin iyo booqashooyinka dalalka jaarka ah maxamed cabdilaahi wajaale office
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|