| ||
|
Wiil la dhashay orodyahan Mo Farah oo laga yaabo in laga tarxiilo dalka Britain.
Waxaa muddo uu ku xirnaa xabsi lagu magacaabo Dungavel oo ku yaalla Lanarkshire oo isla London ka tirsan ,waxaana uu dowladda ka sugayaa go’aanka ay ka qaadan doonto kiiskiisa ka dib markii laga sii daayay xabsigii uu ku xirnaa horaanti bishan. HargeysaOnline.Net
|
|
|
Render time: 0.16 seconds
|