| ||
|
War-Saxaafadeed Xil – Magacaabis Xisbiga UCID Laanta Wales UK.
Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo ay Taarikhdu Tahay 29/09/2014 Loo magacaabay Gudoomiyaha Laanta Wales Md, Mubaarig Ahmed Mahamed . Ka Dib Markii Aad Looga Fiirsadey Isla markaana Wada tashi Dheer Laga Galey Masuulkan Hadaba waxa la faraya Masuulka kor ku xusan in uu hawshiisa u bilaabo sida ugu dhakhsaha Badan kana soo baxo waajibaadkiisa loo igmaday. Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu kuu fuduudeeyo xilkaa laguu Magacaabey.
|
|
|
Render time: 0.18 seconds
|