| ||
|
Khatarta Amnidare ee ka jirta magaalo ganacsiyeedka Togwajaale.
Khatarta Amnidare ee ka jirta magaalada magaalo ganacsiyeedkaTogwajaale maalinba maalinta kadanbaysa sii kordhaysa Togwajaale oo ah magaalo ganacsiyeed islamarkaana uu eebaha Raxmaankii uu ku manaystay nimco islamarkaana ah meel allahwaxdhigay ayaa waxaa ka jira nusqaamo aad utirobadan tuugada oo aad usoobadatay lanabeegsanayo dadka marka ay habeenkii sii hoyanayaan iyo ciidanka booliska Degmada Togwajaale oo aanlahayn Gaadhi ay kuhawlgalaan hadii meel kamida magaalada loogasoo sheego in ay dhibaato ka jirto ama Budhcad joogto Gaadiid la ,aantasaldhiga booliska magalada wajaale waxay sahashay in si dhibyar loobaadho dadka shaqooyinkooda kazoo rawaxa unahoyanaya Guryahooda aniga oo ah maxamed cabdilaahi Qombor waxaan wasaarada arimaha gudaha ku war galinayaa in sida uugu dhakhsaha badan waxlooga qabto amnidarada soo noqnoqotay waxakale oo aan coddheer ugu baaqaynaa dawlada Somaliland inaanaysahashan ilaalinta amniga umada iyo maalkooda hadii arintaa wax laga qabanwaayo waxaa dhicikarta in shirkadaha ganacsatada iyo dadka lagu tuhmayo insi toos ah loo dhoco oo aanay ku joogsanay mobile qof laga qaatay Sikataba ha ahaatee waxay dadweyna ku dhaqan degmada tog wajaale quus ka joogaan codsiyaadii iyo dalaabaadkii ay xukuumada 5 shan jirsatay ee madaxweyne axmed siilaayo ay kaga dalbeen siidi ay uhelii lahaayeen maamul suuban oo hanan kara Degmada oo kutaala goob xaasaasiya islamarkaana kulmisa dadyow kala Gadisan oo ka kala yimaada Gobolada Geeska Africa iyaga oou baahan inay helaan cadaalad Hadii ay sidan kusii socoto wajaale aakhirka waalaga hayaami doona waxa sii xoogaysanaya dhalinyarada ku hubaysan tooriyaha oo si badheedha u baadha dadka socotada ah iyo oromada tahriibaysa waxa kale oo jirta in guryo loo furtay dadka ethiopianka ah ee u tahriibaya dalalka carabta iyaga oo inta lagaraaco lagaqaato lacago iyadoo look ala badinayo DHACA dadka socotada ahee masaakiinta maamulka ka arimiya maagaalada wajaalena lama socdaan xaqiiqada iyo xaalada dhabta ah ee kajira magaala Togwajaale cuqubaadasina waxa dhabarka uridan doona xukuumada kulmiye ee kaseexatay dalka Waa maxay suu ,aasha ah maxaa kadhexeeya wasiirka Arimaha gudaha iyo maayarada dalka? dalka ma dano dhaqaale maxayse wasiiradii soo maray wasaarada arimaha Gudaha aywax uugaqaban waayeen cabashada dadweynaha ee socotamudada shanta sano ah DR Gaboose waxba kamaqaban maxamed nuur caraale Duur waba kama qaban warancade waxba kama qaban ayaaklasugayaa inay shaqadooda gutaan oo ay shacabka u adeegaan warancade oo loo hanweynaa inuu waxyn kataridoono wakaa fardhaqaajinkari la,a ma awood kasaraysa ayaajirta mise shaqadooda ayaanay umadaxbanaanayn Maxamed Cabdilaahi Qombor Togwajaale Somaliland Tell 00252634177785 0025265996699
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|